Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Garowe oo lagu soo bandhigay buug uu qoray Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud

Garowe (Puntland Post):- Waxaa caawa lagu qabtay magaalada Garowe munaasabad lagu soo bandhigayo afar buug oo uu alifay Qoraa Cabdulqaadir… Sii akhri

Posted on September 20, 2016 by Dhiirane

Wasiirka Haweenka Puntland oo kormeertay guryo loo dhisayo Naafadda iyo Wasaaradda

Posted on September 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Drs Aniso Xaaji Cabdulqaadir Muumin ayaa maanta kormeer ku samaysay halka… Sii akhri

Puntland oo maanta xukun ku riday 54 ka mid ah Alshabab

Posted on September 20, 2016September 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Maxkamada ciidamada qalabka sida Dowladda Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday maxaabiistii Alshabaab ee lagu… Sii akhri

Wafti kala hadlay Wasaaradda Deegaanka Puntland Isticmaalka biyaha dhulka

Posted on September 20, 2016September 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti… Sii akhri

“Garowe” Shir dib loogu eegayo qorshaha horumarinta 5ta sano ee Puntland

Posted on September 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Kulan ku saabsan dib eegista qorshaha horumarinta 2aad ee 5ta sano ayaa maanta ka furmay xarunta Wasaaradda… Sii akhri

Xarunta Tira-koobka Puntland oo qorshe loo dejinayo

Posted on September 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir qorshe loogu dejinayo xarunta tira-koobka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Somaliya oo Garowe ku soo wajahan

Posted on September 20, 2016September 20, 2016 by Dhiirane

Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kusoo wajahan magaalo madaxda Puntland ee Garowe , waxaana… Sii akhri

Odoyaasha Buuhoodle oo baaq cabasho u diray Madaxweynaha Puntland

Posted on September 19, 2016 by Dhiirane

Buuhoodle (Puntland post):- Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Cayn ayaa shir ay isugu yimaadeen ugu baaqay Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed… Sii akhri

Doorashada maamulka degmada Dongoroyo oo qabsoomaysa talaadada

Posted on September 18, 2016 by Dhiirane

Dongoroyo (Puntland Post):- Waxaa laga dareemayaa magaalada Dongoroyo oo ka tirsan Gobolka Nugaal qaban qaabada loogu jiro soo dhisida gollaha… Sii akhri

Maamulka Degmada Godobjiraan oo maanta la wareegay gaari boolis

Posted on September 17, 2016September 17, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Degmada Godob jiraan ee Gobolka Nugaal Yuusuf Maxamed Faarax (Geesa-weyne) ayaa maanta la wareegey gaari boolis… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close