Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Puntland oo dagaal kula wareegtay Koonfurta Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Wararka ugu danbeeyay oo aanu ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidanka Puntland kula wareegeen dagaal… Sii akhri

Posted on October 13, 2016October 13, 2016 by Dhiirane

Puntland iyo Galmudug oo madaafiic isugu jawaabaya Gaalkacyo.

Posted on October 13, 2016October 13, 2016 by Dhiirane

Labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa isweydaarsanaya Daryanka madaafiicda oo laga maqlayo guud ahaan magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo goor… Sii akhri

Dowlada hoose Garowe oo bilowday olole kor loogu qaadayo nadaafadda

Posted on October 13, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Dowlada hoose Garowe ayaa maanta bilowday olole looga hortagayo biyaha fariista qaar ka mid ah jidadka dhex… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo 130 ardey u sagootisay dalka Ethiopia

Posted on October 13, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Dowlada Puntland ayaa sagootisay 130 qof oo isugu jira arday ka qalin jabisay dugsiyada… Sii akhri

Puntland oo cadeymo ka dhan ah Dowladda Soomaaliya kusoo bandhigtay Gaalkacyo

Posted on October 12, 2016October 12, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Dowladda Puntland ayaa galabta magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay askar ka tirsan ciidanka xoogga Soomaaliya oo la doonayay… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo shir caalamiya uga qeybgalay dalka Masar

Posted on October 12, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):-Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa uga qeyb galay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar shir goboleedka 63aad ee… Sii akhri

Garowe oo roobsatay maanta

Posted on October 12, 2016October 12, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Abaaro duhurnimadii maanta waxaa ka curtay magaalada Garowe roobabka dayrta xilli maalmihii ugu danbeeyay abaarta ka jirta… Sii akhri

Garowe” Wasiirka Waxbarashada Puntland oo dhagax dhigay dugsi sarre

Posted on October 12, 2016October 12, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta Garowe ka dhigay… Sii akhri

Puntland oo qorshe 5 sano ah u dejinaysa nadaafadda iyo biyaha

Posted on October 11, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):-Kulan looga hadlayay qorshaha shanta sano ee soo socota istaraatiijiyadda biyaha iyo nadaafadda Puntland ayay maanta ku qabatay… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo shirar uga qeyb galay Nayroobi

Posted on October 11, 2016 by Dhiirane

Nayroobi (Puntland Post):- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa shir looga hadlayo Caafimaadka Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close