Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Somaliland oo khilaaf wajahaysa iyo Siyaasi Galeyr oo ka tagey Hargeysa.

Waxaa maalin ka hor magaalada Hargeysa ka dhoofey Siyaasi Cali Khaliif Galeyr oo bilihii lasoo dhaafey wada hadal kula jirey… Sii akhri

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by Dhiirane

Kulan ku saabsan xeerka maareynta dhulka oo lagu qabtey Gaalkacyo

Posted on January 23, 2018January 23, 2018 by Dhiirane

Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Dowladda Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay shir ku saabsan wada tashiga xeerka maareynta dhulka… Sii akhri

Afhayeenka Ciidanka Puntland oo u jawaabay Madaxweynaha Somaliland.

Posted on January 21, 2018 by Dhiirane

Afhayeenka ciidanka daraawiishta Puntland Gaashaanle sarre Maxamuud Maxamed Axmed (Gubadle) oo maanta warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garowe ayaa jawaab ka… Sii akhri

Jaaliyadda dalka Switzerland oo $13,000 ugu deeqday Airport-ka Garowe

Posted on January 18, 2018January 18, 2018 by Dhiirane

Qurbe joog u dhashay Puntland oo ku nool dalka Switzerland ayaa lacag dhan  $13,000 ( Saddex iyo Toban) kun oo… Sii akhri

Shirka dib u eegista waxbarashada Puntland oo maanta furmay

Posted on January 16, 2018 by Dhiirane

Shirweynaha 4aad ee dib u eegista waxbarashada Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe waxaana ka qeybgalay wafuud ka socota… Sii akhri

Garowe:- Wafti ka qeybgalaya Shirweynaha Waxbarashada PL oo yimid

Posted on January 15, 2018 by Dhiirane

Magaalada Garowe waxaa maanta soo gaarey wafti isugu jira Wasiiro iyo Agaasimyaal oo ka socda Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre… Sii akhri

Cumar Faraweyne oo si adag uga hadlay xiisada Somaliland iyo Puntland

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by Dhiirane

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo wareysi siiyay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegay inuu socdo diyaar garow maamulkiisu ugu jiro ka jawaabida… Sii akhri

Puntland oo u diyaar-garoobeysa dagaal ka dhan ah Somaliland

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by Dhiirane

Xukuumadda Puntland ayaa diyaargarow ugu jirta difaaca xuduudkeeda iyo dib usoo celinta kastamkii Tuko raq oo ay shalay la wareegeen… Sii akhri

Warbixintii ugu dambaysay deegaan Tukaraq

Posted on January 8, 2018January 8, 2018 by Dhiirane

Magaalada Tuko raq waxaa gacanta ku dhigay subaxnimadii horre ee maanta Ciidamo ka amar qaadanaya maamulka Somaliland oo ku hubaysan… Sii akhri

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo daah-furay Garoonka Cusub ee Diyaaradaha Garoowe.

Posted on January 8, 2018 by Dhiirane

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si wada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close