Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

PHA oo tababareysa Injineero iyo Shaqaalaha Dowladaha hoose Puntland

Garowe (Puntland Post):- Hay,adda Dayactirka Wadooyinka Puntland ee PHA oo kaashanaysa Hay,adda Shaqaalaha Caalamiga ee ILO ayaa maanta tababar soconaya… Sii akhri

Posted on October 23, 2016October 23, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda haweenka oo shir la yeelatay Odayaasha beelaha Puntland

Posted on October 23, 2016October 23, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda haweenka iyo horumarinta Qoyska Puntland ayaa maanta shir kula yeelatay magaalada Garowe , Odoyaasha dhaqanka beelaha… Sii akhri

Faahfaahin Xogta iyo Khasaaraha dagaalkii maanta Gaalkacyo.

Posted on October 22, 2016October 22, 2016 by Dhiirane

Gaalkacyo (Puntland Post):- Ka dib dagaal aad u qaraar oo maanta galbeedka iyo Koonfurta Gaalkacyo ku dhex maray Ciidamo kala… Sii akhri

Wasaaraada Haweenka Puntland oo sagootisey Wakiil-kii UN Women.

Posted on October 22, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland ayaa galinkii danbe ee maanta ugu qabtay magaalada Garowe kulan… Sii akhri

Dagaal goor dhawayd ka qarxay Gaalkacyo

Posted on October 22, 2016 by Dhiirane

Gaalkacyo (Puntland Post):- Waxaa goor dhawayd ka qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo dagaal culus oo u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland. Wararka… Sii akhri

Ugaaska Beesha Xawaadle oo shuruudo ku xiray tagida Jowhar

Posted on October 21, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay maamulka Hirshabelle… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo mashaariic ka bilowday Bur-saalax

Posted on October 21, 2016 by Dhiirane

Xarfo (Puntland Post):-  Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarshada Puntland Maxamed Cali Faarax iyo Agaasimaha guud ee Wasarada Maxamed Cabdulqaadir Cismaan… Sii akhri

Daawo doorashada Aqalka Sarre oo lagu soo gaba-gabeeyay Garowe

Posted on October 20, 2016October 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):-Waxaa hoolka Barlamanka Puntland ee magaalada Garowe, lagusoo afmeeray doorasho waqti badan qaadatay oo loogu codaynayay murashaxiinta xubnaha… Sii akhri

Haweenay uga guulaysatay saddex rag ah Doorashada Aqalka sarre

Posted on October 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post);- Xildhibaan Siciido Xassan Cismaan ayaa baal cusub u rogtay Haweenka Soomaaliyeed, ka dib markii ay caawo fiidkii… Sii akhri

Shir looga arrinsanayo joojinta Tahriibta oo ka furmay Garowe

Posted on October 20, 2016October 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir looga arrinsanayo ka hortaga tahriibta oo fara kulul ku haysa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close