Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Guddiga Doorashada Dadban oo ka horyimid go,aan maanta kasoo baxay Garowe

Garowe(Puntland Post):-Gudiyada doorshada dadban ee Federalka iyo Puntland oo caawa shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Garowe ayaa si wada jir… Sii akhri

Posted on November 1, 2016November 1, 2016 by Dhiirane

“GAROWE” Beelo la hakiyay in lagu tartamo kuraastooda baarlamanka Somalia

Posted on November 1, 2016November 1, 2016 by Dhiirane

Garowe(Puntland Post):- Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada 2016 ayaa maanta kasoo saaray Garowe go’aan lagu joojinayo diiwaan gelinta ergooyinka doorashada aqalka… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka dalbaday hay,addaha gurmadka abaaraha iyo barakaca

Posted on November 1, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maanta qabatay shir culus oo looga arrinsanayo sidii loogu gurman lahaa dadka… Sii akhri

Xildhibaan soo bandhigay cadeymo ka dhan ah Madaxweynaha Puntland

Posted on November 1, 2016November 1, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Xildhibaan ka tirsan Guddiga Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa warbaahinta usoo bandhigay cadeymo ka… Sii akhri

Puntland oo bandhigtay sharci cusub oo lagu dhaqayo hay,addaha caalamiga

Posted on October 31, 2016October 31, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir ku saabsan xoojinta habka wada shaqeynta Dowlada Puntland iyo Hay,addaha… Sii akhri

“GAROWE” Hay,adda UNICEF soo bandhigtay waxqabadka biyaha iyo nadaafadda ee 2016

Posted on October 31, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Kulan ay iska kaashadeen Wasaaradda Qorsheynta iyo Hay,adda UNICEF ayaa lagu soo bandhigay wax-qabadka Nadaafada iyo Biyaha… Sii akhri

Cumar Faraweyne oo baarlamanka ka codsaday in dhaqaale loo kordhiyo Gudoomiyayaal

Posted on October 30, 2016October 30, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo shalay hadal kooban ka hor jeediyay mudanayaasha baarlamanka Dowlada Puntland… Sii akhri

“Garowe” shir looga hadlayo fulinta sharciga iyo baahinta siyaasadda deegaanka

Posted on October 30, 2016October 30, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay  xarunta Cilmi Baarista Puntland ee magaalada Garowe shir ku saabsan Daadejinta Siyaasadda Deegaanka… Sii akhri

Itoobiya oo ka hadashay colaadda Puntland iyo Galmudug

Posted on October 29, 2016October 29, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Qunsulka Dowlada Ethiopia u fadhiya Puntland Ashmalaash oo maanta khudbad kooban ka jeediyay furitaankii kalfadhiga 38aad ee… Sii akhri

Daawo Su,aalihii Baarlamanka Puntland iyo Jawaabtii Madaxweyne Gaas

Posted on October 29, 2016October 30, 2016 by Dhiirane

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close