Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Afar Shirkadood oo isugu soo haray tartanka dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Garowe (Puntland Post):-Hay’adda Wadooyinka iyo Dayactirka Jidadka Puntland ee (PHA) ayaa maanta soo bandhigtay afar shirkadood oo isugu soo haray… Sii akhri

Posted on November 17, 2016November 17, 2016 by Dhiirane

Hordhac:- Waraysiga Musharax Abshir Xasan Abshir Doorashada 2016

Posted on November 16, 2016 by Dhiirane

Daawo hordhaca wareysi xiiso leh Musharax Abshir Xasan Abshir oo ka mid ah musharaxiinta isu soo taagay tartanka doorashada 2016… Sii akhri

WARBIXIN:- Musharaxnimada Abshir Xasan Abshir

Posted on November 16, 2016November 24, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Musharax Abshir Xasan Abshir wuxuu culuumta sayniska iyo siyaasada kusoo bartay dalka Maraykanka Jaamacadda ) University of… Sii akhri

Ergey lagu dilay hoolka doorashada aqalka hoose ee Cadaado

Posted on November 16, 2016November 16, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu dilay banaanka goobta ay ka dhacayso magaalada Cadaado doorashada Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya… Sii akhri

Musharax Cali Xaaji Warsame oo si weyn looga soo dhaweeyay Kismaayo

Posted on November 15, 2016 by Dhiirane

Kismaayo (Puntland Post):- Waxaa shalay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland si diiran loogu soodhaweeyay Musharax Cali Xaaji Warsame oo ka… Sii akhri

Wasiirka Haweenka oo daahfurtay shirka daryeelka caruurta Puntland

Posted on November 15, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Dowlada Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta daahfurtay shir… Sii akhri

Garowe oo maanta laga bilaabay ololaha gurmadka abaaraha Puntland

Posted on November 15, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta Sare Dr Mohamed Cali Faarax  iyo xubno kamid ah Guddiga Abaaraha… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaaqday ololaha gurmadka abaarta

Posted on November 14, 2016November 14, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ayaa maanta daahfurtay Ololaha badbaadinta dadka ku cayroobay abaaraha ku dhuftay miyiga… Sii akhri

Banaan bax roobdoon oo maanta ka qabsoomay Garowe.

Posted on November 14, 2016November 14, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta banaanka Waqooyi ee magaalada Garowe isugu soo baxay kumanaan dadweyne ah iyo masuuliyiin ka tirsan… Sii akhri

Xafiiska La dagaalanka Musuq maasuqa Puntland oo ka hadlay Doorashada ka socota Dalka

Posted on November 14, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa Dowladda Puntland ayaa war qoraal ah oo kazoo baxay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close