Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Musharax Abshir Xasan oo la kulmay Safiirka Mareykanka Soomaaliya

Nayroobi (Puntland Post):- Musharax Abshir Xasan Abshir ayaa kula kulmay magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya Safiirka Dalka Mareykanka u… Sii akhri

Posted on November 25, 2016November 25, 2016 by Dhiirane

Raashin iyo biyo la gaarsiiyay 68 qoys oo ku nool miyiga Gobolka Sool

Posted on November 24, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Deeq isugu jirta Bur, Sonkor , Bariis, Saliid iyo Cuntooyinka Fudud ayay u qeybiyeen xubno ka mid… Sii akhri

Shaki ka jira dhamaystirka doorashada Kuraasta Puntland ku leedahay Aqalka hoose.

Posted on November 24, 2016November 24, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- muddo dhan 20 cisho ayaa laga joogaa waqtigii ay ka bilaamatay magaalada Garowe Nov 5, 2016 doorashada… Sii akhri

Musharax Abshir Xasan oo Nayroobi kula kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse

Posted on November 23, 2016 by Dhiirane

Nayroobi (Puntland Post):- Musharax Madaxweynaha Soomaaliya 2016 Abshir Xasan Abshir ayaa kula kulmay hoyga uu ka degan yahay magaalada Nayroobi… Sii akhri

Warbixin:- Doorasho adag oo maanta ka dhacday Garowe

Posted on November 23, 2016November 23, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Doorashada 3 Xildhibaan oo aqalka hoose ah ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Garowe, waxaana afka ciidda loogu… Sii akhri

Kuraasta Xildhibaanadda Soomaaliya oo gaaray qiimihii ugu sareeyay !!!

Posted on November 22, 2016November 22, 2016 by Dhiirane

Tartanka loogu jiro kuraasta aqalka hoose iyo kan sare ayaa gaaray qiimihii ugu sareeyay, iyadoo qaar ka mid ah gobolada… Sii akhri

In ka badan 1.2 Milyan oo saamayn u geysatay abaarta ka jirta Soomaaliya

Posted on November 22, 2016November 22, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegay in abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen dad u badan… Sii akhri

Bosaso:- Olole ka dhan ah khatarta kaneecadda oo ka bilowday Gobolka Bari.

Posted on November 22, 2016November 22, 2016 by Dhiirane

Bosaso (Puntland Post):- Tiimam ka socda Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland gaar ahaan waaxda Malaariyadda ayaa olole looga hortaga xanuunka duumada… Sii akhri

Ururka Gollaha Bulshada Soomaaliyeed oo maanta tababar ku qabtay Garowe

Posted on November 22, 2016November 22, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Ururka Gollaha Bulshada Soomaaliyeed oo marka magaciisa la soo gaabiyo la yiraahdo SSF ayaa maanta Garowe ugu… Sii akhri

Shirweyne ku saabsan doorka waxbarashada sarre haweenka oo ka furmay Garowe

Posted on November 21, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Shir weynahahaan ayaa waxa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin, Wasiirrada waxbarashada iyo arrimaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close