Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Wafti qaran oo ka qeybgalaya shirka dib u eegista Waxbarashada Puntland

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garowe wafuud ka kala socota Dowlada Federalka , Maamul goboleedyada, Saraakiil ka… Sii akhri

Posted on November 28, 2016 by Dhiirane

Akhriso magacyadda dhalinyaro Soomaaliya oo ku xiran dalka Hindiya

Posted on November 27, 2016November 27, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Agaasimaha guud ee La-dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Cabdirisaaq M. dirir Ducaysane ayaa usoo bandhigay warbaahinta tirada guud  iyo… Sii akhri

Gaariga Gurmadka deg dega ah oo lagu wareejiyay Degmada Dangoronyo

Posted on November 27, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa ku wareejisay gaari nooca gurmadka deg deg ah maamulka Degmada Dongoroyo ee… Sii akhri

Gudoomiyayaasha Gobolladda Puntland oo dallad ku midoobay

Posted on November 27, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Shir ay maanta isugu yimaadeen magaalada Garowe Gudoomiyayaasha Gobolladda Puntland ayay ku samaysteen dallad ay ku mideysan… Sii akhri

Mid ka mid ah Beelaha Puntland oo ka hortimid go,aan looga wareejiyay xubinta Aqalka Hoose

Posted on November 27, 2016November 27, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Isimada,Waxgaradka iyo Dhalinyarada Beesha Hayaag (Dhulbahante) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si weyn… Sii akhri

Boqor Cabdulaahi Daba-gooye oo saxiix Xildhibaan looga diiday Puntland

Posted on November 26, 2016November 26, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Boqor Cabdulaahi Axmed Cali (Daba-gooye) oo ka mid ah Issimadda  saxiixayaasha gaarka ah ee madasha ayaa sheegay… Sii akhri

Wasaaradda Haweenka Puntland oo daahfurtay ololaha ka dhanka ah Tacadiyadda Jinsiga

Posted on November 26, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland ayaa maanta daahfurtay ololaha 16-ka beri Daahfurtay ee tacadiyada… Sii akhri

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo ka howl-galaysa xaalada gurmadka abaaraha

Posted on November 26, 2016November 26, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday inay diyaarisay tiimam ka socda oo looga jawaabayo Abaaraha… Sii akhri

XOG:- Suuro-galnimada in Puntland lagu celiyo kuraas Aqalka Hoose

Posted on November 26, 2016November 26, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Sida laga warqabo waxaa jirta shaki xoog leh oo ka taagan in dib loo soo celin doono… Sii akhri

Xaflad soo dhaweyn ah oo Garowe loogu qabtay Xildhibaan Faysal Cabdulle

Posted on November 25, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Xildhibaan Faysal Cabdule Guuleed oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ku guulaystay Aqalka hoose ee Mudanayaasha cusub baarlamanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close