Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Garowe:- Shirkadda Dhismaha Al-bashid oo iska fogeysay eedeymo laga faafiyay

Garowe (Puntland Post):- Warsaxafaadeed kasoo baxay Shirkadda dhismaha ee AL-BASHID ayaa lagu beeniyey war dhawaan lagu daabacay qaar ka mid… Sii akhri

Posted on December 8, 2016December 8, 2016 by Dhiirane

Wasaarada haweenka Puntland oo maanta soo bandhigtay qorshayaal horumarineed

Posted on December 7, 2016December 7, 2016 by Dhiirane

Waxaa maanta ka qabsoomay xafiiska Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin shir looga hadlayo… Sii akhri

Hay,adda Wadooyinka Puntland oo xariga ka jartay dhismaha 56 Km Wadada Wadaagsin

Posted on December 7, 2016 by Dhiirane

Hay’adda waddooyinka Dowladda Puntland ayaa xarigga ka jartay 56 KM oo ka mid ah wadada Wadaagsin ee isku xiriirisa Deegaan… Sii akhri

XOG:- Hawlgalka Xoreynta Degmada Qandala [Satellite Images]

Posted on December 6, 2016December 6, 2016 by Dhiirane

Waxaa maalintii afraad socda hawlgal ciidan oo dhulka ah, kaas oo ka dhan ah mileeshiyaad taabacsan kooxda xagjirka ah ee… Sii akhri

Qarax aan khasaare geysan oo maanta lagu xiray wadada Galgala

Posted on December 6, 2016December 6, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):-Wararka ka imaanaya buurlayda Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax miino ah maanta lagula beegsaday inta u dhaxaysa… Sii akhri

Maxaa laga bartay gurmadka abaaraha ee ka socda dalka ?

Posted on December 5, 2016December 5, 2016 by Dhiirane

Sida lala socdo waxaa ka jirta dhulka Soomaalidu dagto abaar balaaran oo saamayn muuqata ku yeelatay dadka, xoolaha iyo deegankaba.… Sii akhri

Hay,adda Culimada Soomaaliyeed oo baaq u dirtay Dowlada Federalka Somalia

Posted on December 5, 2016 by Dhiirane

Muqdisho (Puntland Post):- Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday hay’adaha ammaanka ee dowladda in tallaabo laga qaado dadka dilalka joogtada… Sii akhri

Somaliland oo gacan ku dhiigle kusoo wareejisay maamulka Gobolka Nugaal

Posted on December 4, 2016December 4, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal Cabdirashiid Maxamuud Awxuuseen (Xinjira-dhuuq)… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo booqatay deegaano abaar daran ka jirto

Posted on December 4, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Marwo Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa gaarsiisay deeq… Sii akhri

Dufcadii labaad oo ka qalinjabisay barnaamij dhalinyaro ka bilowday Garowe

Posted on December 4, 2016December 4, 2016 by Dhiirane

Garowe Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayey arday dhamaysatay Barnaamij loogu magac daray ku celi waxaad baratay dalkaaga Hooyo ayaa lagu qabtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close