Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Puntland oo si adag u difaacday Diinta Islaamka

Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland ayaa si culus uga hadashay buug la sheegay in diinta Islaamka loogu gafay… Sii akhri

Posted on December 15, 2016December 15, 2016 by Dhiirane

Gen Ereg” Wajiyadooda waan Aqoonsanay cidda dhaawacday Taliye Saxardiid”

Posted on December 15, 2016December 15, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax Erag ayaa sheegay in la aqoonsaday cida ka danbaysa dhaawicii… Sii akhri

Bosaso:- Alshabab oo sheegtay masuuliyadda dhaawaca Taliye Saxardiid

Posted on December 15, 2016December 15, 2016 by Dhiirane

Bosaso (Puntland Post):- War kasoo baxay Kooxda Alshabab ayay ku sheegatay inay ka dambeysay masuuliyadda weerar saaka dhaawac loogu geystay… Sii akhri

Kaalin shidaal oo maanta ku gubatay Bosaso

Posted on December 15, 2016December 15, 2016 by Dhiirane

Bosaso (Puntland Post):- Abaaro 2:-00 PM duhurnimo waxaa magaalada Bosaso dab ku qabsaday dhisme ku yaala agagaarka Dekeda oo lagu… Sii akhri

Wasaarada Haweenka Puntland oo ka hadashay buug muran dhaliyay

Posted on December 15, 2016December 15, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland ayaa lagu cambaareeyay Buug ay ku… Sii akhri

Mid ka mid ah Ergada Doorashadii Kismaayo oo dil lagu xukumay

Posted on December 15, 2016December 15, 2016 by Dhiirane

Maxkamad ku taalla magaalada Kismaayo, oo ay leeyihiin ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa xukun dil ah ku riday Cumar… Sii akhri

Odayaasha Beesha HAYAAG oo eedeeyay Madaxweynaha Puntland

Posted on December 14, 2016December 14, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Shir ayaa maanta isugu yimaadeen magaalada Garowe, Boqor Cabdulaahi Axmed Cali Daba-gooye,Cuqaasha, Waxgaradka , Odoyaasha iyo Dhalinyarada… Sii akhri

Raysal wasaare CC Sharmaake oo taageero u doontay Imaaraadka Carabta

Posted on December 14, 2016December 14, 2016 by Dhiirane

Waxaa subaxnimadii horre ee maanta safar aan horey loo sii shaacin uga dhoofay garoonka Diyaaradaha Garowe Raysal wasaaraha Dowlada Federalka… Sii akhri

Garowe:-Kulan dhexmaray CC Sharmaake,Faroole,Gaas iyo Xildhibaanada cusub

Posted on December 13, 2016December 13, 2016 by Dhiirane

Kulan qaatay saacado badan ayaa galinkii dambe ee maanta ku dhex maray magaalada Garowe, Labada golle ee Puntland u matali… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la horgeeyay miisaaniyadda 2017

Posted on December 13, 2016December 13, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):-Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland ayaa maanta ku horgeysay Gollaha Baarlamanka  Miisaaniyadda Dowlada 2017 fadhi uu shir gudoominayay Afhayeenka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close