Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Culimada oo cambaareeyay dilalkii Alshabab ka geysatay Bosaso

Garowe (Puntland Post):- Culimo udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland ayaa maanta si kulul u cambaareeyay dilalka magaalada Bosaso… Sii akhri

Posted on December 22, 2016December 22, 2016 by Dhiirane

Ilhaan Cumar iyo Seygeeda oo maanta lagu soo dhaweeyay Garowe

Posted on December 22, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo Seygeeda Waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Tartanka Kubbadda Koleyga Gabdhaha Soomaaliya oo ka furmaya Garowe

Posted on December 21, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Galinka dambe maalinta beri ah waxa lagu wadaa in magaalada Garowe uu ka furmo tartanka kubbada koleyga… Sii akhri

Taliyaha Booliska Puntland oo kormeeray saldhigyo ku yaala Gaalkacyo

Posted on December 21, 2016 by Dhiirane

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) iyo Saraakiil u hogaaminayo oo gaaray  Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta  kormeeray… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo lagu soo dhaweeyay Toronto Dalka Canada

Posted on December 20, 2016 by Dhiirane

Jaaliyadda  Somaliyeed  ee magaalada Toronto dalka Canada ayaa u qabatay xaflad soo dhaweyn ah Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr Cabdinaasir… Sii akhri

Agaasimihii Madaxtooyada Bosaso oo goordhawayd la dilay

Posted on December 20, 2016December 20, 2016 by Dhiirane

Waxaa goordhawayd magaalada Bosaso kooxo hubeysan ku toogteen Agaasimihii Madaxtooyada Bosaso ee Dowlada Puntland Aadan Gaas. Agaasime Aadan Gaas ayaa… Sii akhri

Taliye Boolis oo daboolka ka qaaday sir ku saabsan Gaalkacyo

Posted on December 20, 2016December 20, 2016 by Dhiirane

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ayaa shaaca ka qaaday xog ku saabsan xiisada dabada dheeraatay ee u dhaxaysa Galmudug iyo… Sii akhri

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo tagey degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn

Posted on December 20, 2016December 20, 2016 by Dhiirane

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,Cabdi Maxamuud Cumar ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Shaxda ee duleedka degmada Buuhoodle oo… Sii akhri

Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland oo qabatay shir muhiim ah.

Posted on December 19, 2016 by Dhiirane

Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La dagaalanka Musuqmasuqa dowladda Puntland ayaa maanta u qabatay shir muhiim ah Nabadoonadda iyo Maamulka… Sii akhri

Dhagayso Qoys biyo kula tageen Gobolka Karkaar

Posted on December 19, 2016 by Dhiirane

Roobab Lixaad leh oo ka da,ay deegaano ka tirsan Gobolada Bari iyo Karkaar ee Puntland ayaa qeybtood waxyeelo kasoo gaartay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close