Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Dadweynaha Puntland oo ka hadlay kor u kaca sarifka lacagta dollar-ka

Waxaa kor u kac ku yimid sarifka lacaga qalaad ee magaalada Garowe, Bosaso, Gaalkacyo iyo Deegaanada Puntland ka dib markii… Sii akhri

Posted on December 29, 2016December 29, 2016 by Dhiirane

(War-saxaafadeed) Ganacsatada Banaadir oo cabasho u gudbiyay Dowladda Somalia

Posted on December 29, 2016 by Dhiirane

War-saxaafaadeed ay si wadajir ah usoo saareen ku dhawaad 220 shirkadood oo ka jira gobolka Banaadir ee dalka Somalia ayaa… Sii akhri

Reer Miyigii oo lagu qaabili waayay xafiisyada Dowlada Puntland

Posted on December 29, 2016December 29, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maalmihii u dambeeyay lagu arkayaa inta badan xafiisyada Dowlada Puntland ku leedahay magaalada Garowe, Reer guuraa… Sii akhri

Dayac xoogan oo ka jira gurmadka abaaraha Puntland

Posted on December 29, 2016 by Dhiirane

Abaaraha ka jira Puntland ayaa maraya marxaladii ugu cuslayd, waxaana soo gaaray magaalooyinka waaweyn Garowe, Gaalkacyo, Bosaso, iyo Qardho kumanaan… Sii akhri

Baabuur sida dad iyo xoolo reer miyi ah oo ku gadoomay Gobolka Nugaal

Posted on December 26, 2016December 26, 2016 by Dhiirane

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dongoroyo ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya inuu ku qalibmay deegaanka Ceelbuh oo hoostaga Degmada Dongoroyo… Sii akhri

Somaliland oo naq-raacinaysa reer miyiga Sool iyo Cayn

Posted on December 26, 2016December 26, 2016 by Dhiirane

Maamulka Somaliland ayaa u diray dhawaad 30 gaari nooca Soomaalidu u taqaano Candho-meyd-laha reer guuraaga ku nool Gobolada Sool iyo… Sii akhri

Duqa Caasimada Puntland oo difaacay Tartanka Gabdhaha uga socda Garowe

Posted on December 26, 2016December 26, 2016 by Dhiirane

Duqa Magaalada Garowe Xasan Maxamed Ciise (Goodir) oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa si adag u difaacay tartanka kubadda kolayga… Sii akhri

Garowe:- 15 Ardey oo maanta ka qalin-jabisay Jaamacadda GTEC

Posted on December 25, 2016 by Dhiirane

Waxaa maanta laga u qabtay magaalada Garowe munaasabad ay ku qalinjabiyeen 15 Ardey oo waxbarasho hal sano ah ka dhamaystay… Sii akhri

Baabuur xamuul ah oo ku xaniban Waqooyiga Gaalkacyo

Posted on December 24, 2016December 24, 2016 by Dhiirane

Gaalkacyo (Puntland Post):- Ku dhawaad 100 gaari oo ah nooca Xamuulka oo sida rar ganacsi oo ay kasoo qaadeen Dekeda… Sii akhri

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo beeniyay inuu saxiixay warqad Somaliland ah

Posted on December 24, 2016December 24, 2016 by Dhiirane

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa beeniyey inuu wax ka saxiixay Warqad la sheegay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close