Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Xildhibaan eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne kuxigeenka Puntland

Mudane ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar (Camay) ka dib… Sii akhri

Posted on April 17, 2018April 17, 2018 by Dhiirane

Garowe:-MAP oo qabtey shir lagu dhisayo gudiga Warbaahinta Puntland

Posted on March 26, 2018 by Dhiirane

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ayaa maanta 26 March, 2018 magaalada Garowe ku qabtay shirka furitaanka Guddiga sare ee Warbaahinta… Sii akhri

Dalladda PUNSAA oo qabatay shir ku saabsan arrimaha xuquuqul insaanka Puntland

Posted on March 22, 2018 by Dhiirane

Shir ku saabsan wada-tashiga xaaladaha xuquuqda Insaanka  Puntland oo ay iska-kaashanayan Dalladda Daneeyaasha aan dowliga ahayn ee PUNSAA iyo Xafiiska… Sii akhri

Somalia:-27 sano kadib hay,adda socdaalka iyo jinsiyadda oo la wareegtay shaqadeeda

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by Dhiirane

Waxaa 27 sano ka dib si rasmiya shaqadeeda ula wareegtay Hay,adda socdaalka iyo Jinsiyadda dalka Soomaaliya oo ka mid ah… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo hirgalisay nidaam ku saabsan maaraynta shaqada iyo maamulka maaliyadda.

Posted on March 11, 2018 by Dhiirane

Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka cimilada ee Puntland ayaa maanta daahfurtay barnaamij casriya oo lagu maareynayo Dhaqaalaha, Mashaariicda, Iibka, Fasaxa Shaqaalaha… Sii akhri

Dalladaha PUNSAA iyo SOSCENSA oo warsaxaafadeed kasoo saarey arrimaha dib u eegista dastuurka.

Posted on March 10, 2018 by Dhiirane

Dalladaha Ururadda aan dowliga ahayn ee PUNSAA iyo SOSCENSA oo ay ku mideysan yihiin inta badan ururada ka jira dalka… Sii akhri

Siyaasi Faarax Cali Shire oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka

Posted on February 25, 2018February 25, 2018 by Dhiirane

Wasiirkii horre ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Faarax Cali Shire ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Maraykanka xilli uu socdaal ku… Sii akhri

Magaalada Garowe oo laga hirgaliyay dhisme hotel casriya.

Posted on February 17, 2018February 17, 2018 by Dhiirane

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa xariga ka jarey dhismaha cusub ee Hotelka Bixin oo ay… Sii akhri

Heshiis nabadeed oo laga gaarey colaadii Gumburka Cagaarane.

Posted on February 15, 2018February 15, 2018 by Dhiirane

Gogol nabadeed oo la dhigay deegaanka Maygaagle Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa lagu guulaystey heshiis rasmiya oo la kala… Sii akhri

Wasaaradda Hawlaha Guud oo Bosaso ku qabatay shir ku saabsan xeerka maareynta dhulka.

Posted on February 14, 2018February 14, 2018 by Dhiirane

Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Dowladda Puntland ayaa shir wada tashiya oo ku saabsan xeerka maareynta dhulka magaalooyinka Puntland ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close