Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Albaabada u laabtay Iskuulo

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Dowlada Puntland Maxamed Cabdulqaadir… Sii akhri

Posted on January 7, 2017January 7, 2017 by Dhiirane

Afdalow oo loo magacaabay Taliyaha Booliska Gobolka Mudug

Posted on January 7, 2017 by Dhiirane

Ka dib dikreeto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha Booliska Puntland Cabdiqaadir Shire Faarax ayaa loogu magacaabay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug… Sii akhri

Wafti ka socda Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo tagay Sudan

Posted on January 7, 2017January 7, 2017 by Dhiirane

Wafdiga Ka socday Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta sare Puntland oo ku sugan dalka Sudan ayaa kulan gaar ah la qaatay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Degmada QANDALA

Posted on January 6, 2017January 6, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cai (Gaas) ayaa socdaal aan horey loo sii shaacin qorsheynaya inuu ku tagayo Degmada Qandala oo… Sii akhri

Khasaare ka dhashay iska hor,imaad ka dhacay xeebta Degmada Eyl

Posted on January 5, 2017January 5, 2017 by Dhiirane

Iska hor imaad maanta ku dhex maray Kooxo la socday doonyo kaluumaysi iyo Ciidamada Badda Puntland ee saldhiga ku leh… Sii akhri

Garowe:- Fagaare maanta lagu burburiyay khamro fara-badan

Posted on January 5, 2017January 5, 2017 by Dhiirane

Garowe:- Gudoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ayaa maanta meel fagaare ah ku burburiyay dhalooyin fara-badan oo… Sii akhri

Musharax Abshir Xasan oo balan qaaday Bad-baadada Dhalinyarada

Posted on January 4, 2017 by Dhiirane

Musharax  Abshir xasan Abshir waa Musharaxa Ugu dada Yar Musharaxinta Xiligani u tartamaya Xilka Madaxweynaha ,Isagoona la Sheegay Inuu yahay… Sii akhri

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo diyaarinaysa qorshe shan sano ah.

Posted on January 4, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay xarunta Wasaaradda Caafimaadka shir looga arrinsanayo soo saarista qeybtiisa labaad qorshaha 4 sano ama 5 sano… Sii akhri

Kooxo Caafimaad oo loo diray deegaanadii Reer guuraagu u hayaameen.

Posted on January 4, 2017January 4, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa maanta koox ka shaqayn doonta arimaha cafimaadka u dirtay deegaanadii loo hayaamay ee gobolada Bari iyo … Sii akhri

Heerka Abaarta ka jirta Puntland Daawo Geelii oo waayay wuxuu cuno

Posted on January 3, 2017January 3, 2017 by Dhiirane

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close