Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

DAAWO Xaalad adag iyo Cunto la,aan soo wajahday Reer Miyiga Puntland

Posted on January 12, 2017January 12, 2017 by Dhiirane

“XOG” Sababta uu shalay isu casilay Wasiir ka tirsan Puntland

Posted on January 11, 2017January 11, 2017 by Dhiirane

Shalay 10 January 2017 ayay ahayd markii uu iscasilay Wasiir kuxigeenkii Hawlaha guud iyo Gadiidka Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax… Sii akhri

Guusha JAWAARI oo fool-xumo ku ah rajada Xasan Sheekh.

Posted on January 11, 2017January 11, 2017 by Dhiirane

Waxaa mar kale ku guulaystey inuu hogaamiyo 4 sano ee soo socota Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan JAWAARI Ka dib markii… Sii akhri

Musharax Abshir Xasan oo hambalyo u direy Prof JAWAARI

Posted on January 11, 2017January 11, 2017 by Dhiirane

Musharax Abshir Xasan Abshir oo u tartami doona Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay guusha uu ka gaarey doorashadii maanta ka… Sii akhri

JAWAARI oo ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya

Posted on January 11, 2017January 11, 2017 by Dhiirane

Waxaa soo gaba-gabowday doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Waxaana ku guulaystay Xildhibaan Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) oo helay codadka ugu badan… Sii akhri

Shacabka Garowe oo ka banaan baxay kor ukaca lacagta iyo maciishada

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta magaalada Garowe lagu qabtay banaan-bax balaaran oo looga soo horjeedo isbadelka ku yimi lacagta shillin Soomaaliga taasoo Todobaadyadii… Sii akhri

Faroole: ” Xildhibaanada cusub waxaad sabab u noqon kartaan sumacadii iyo amaankii Soomaaliya”

Posted on January 10, 2017January 10, 2017 by Dhiirane

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole oo kamid ah musharaxiinta Soomaaliya ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi… Sii akhri

Baarlamaka Puntland oo balan qaaday inay qayb muhiima ka qaadanaya abaaraha ka jira Dalka

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Dhiirane

Dhulka Puntland iyo guud ahaan dalka Somaliya waxaa ka jira abaaro daran oo sababay dhimashada xoolo badan oo isugu jira… Sii akhri

Baarlamaanka Turkiga oo ka doodaya qorshe awooda loogu kordhinayo Madaxwaynaha dalka

Posted on January 9, 2017January 9, 2017 by Dhiirane

Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa maanta oo Isniina ka doodaya sharci cusub oo lagu soo kordhinayo Dastuurka dalkaas,kaasoo ah in awooda… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo beri subax ku wajahan Qandala

Posted on January 8, 2017 by Dhiirane

Wararka naga soo gaaraya magaalada Bosaso ayaa sheegaya in maalinta beri ah oo ku beegan Isniin 9 January 2017 wafti… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close