Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Wasiirka Haweenka Puntland oo hadal ka jeedisay shir ka furmay Dalka Jordan

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland, Anisa Haji Muumin oo dalka Jordan uga qeyb galaysa shir caalami… Sii akhri

Posted on January 16, 2017 by Dhiirane

37 qof oo ku dhintay diyaarad ku soo dhacday Kyrgyzstan

Posted on January 16, 2017January 16, 2017 by Dhiirane

Uga yaraan 37 Qof ayaa ku dhintay diyaarad maanta ku soo dhacday Kyrgyzstan,tiro intaas ka yarna way ku dhaawacmeen,waxyana dadka… Sii akhri

Trump oo Jarmalka ku eedeeyay qaabilaada Qaxootiga soo gala Yurub

Posted on January 16, 2017January 16, 2017 by Dhiirane

Madaxwaynaha dhawaan loo doortay  dalka Maraykanka  Donald Trump ayaa ku ee deeyay madaxda Jarmalka gaar ahaan hogaamiyaha dalkaas Angela Merkel… Sii akhri

Daawo Jidka ugu khatarta badan Deegaanada Puntland

Posted on January 15, 2017January 15, 2017 by Dhiirane

Dangoronyo oo lagu qabtay Kal-Fadhigii 14-aad ee golaha deegaanka

Posted on January 15, 2017January 15, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta oo Taariikhdu tahay 15-January-2017 magaalda Dangoronyo lagu qabtay munaasabad lagu daah furay Kal-fadhigii 14-aad ee golaha deegaanka degmada… Sii akhri

Wasiirka Hawlaha Guud oo iclaamiyay doorashada gadiidleyda Puntland

Posted on January 14, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gadiidka Dowlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa uga hadlay shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay… Sii akhri

Daawo:- Waayeel ku dayacan Puntland

Posted on January 14, 2017January 14, 2017 by Dhiirane

PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa xogta labo qof oo waayeel dumar ah oo ku dayacan deegaanka Geed-xagar oo ka tirsan… Sii akhri

Garowe:- Wariye dhiirigalinaya Hiigsiga Himilada Gabadh-yar

Posted on January 12, 2017 by Dhiirane

Wariye Mukhtaar Suudaani oo ka mid ah suxufiyiinta ka hawlgasha deegaanada Puntland ayaa soo gaba-gabeeyay diyaarinta barnaamij/documentary ku qaatay muddo… Sii akhri

Huwanta Isbedel doonka oo guulo ka gaarey Doorashadii Baarlamanka

Posted on January 12, 2017January 12, 2017 by Dhiirane

Murashaxiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha ayaa intooda badan waxay ku midoobeen huwan ay ugu babac dhigayaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo shir muhiim ah uga qeybgalaysa dalka Urdun

Posted on January 12, 2017 by Dhiirane

Wasiir kuxigeenka Horumarinta Haweenka iyo Shaqaalaha Wasaaradda ayaa maanta kusii sagootiyay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close