
Author Dhiirane

Gabdho raashin gaarsiiyay Qoysas ku cayroobay Abaarta Gobolka Nugaal
Deeq raashin ah oo isugu jirta Bur,Bariis, Sonkor iyo Saliid ayay maalin ka hor ka qeybiyeen Gabdhaha Gobolka Nugaal ee… Sii akhri
Wasiirka Haweenka Puntland oo timid Garowe una gudubtay Gaalkacyo
Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa u socdaashay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka… Sii akhri
Trum oo Saxiixay Go,aankiisii koowaad Iyo Banaan baxyo ka socda Caalamka
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donal Trum ayaa ku dhawaaqay go’aankiisii ugu horeeyay ka dib xil wareejintii ka dhacday xarunta aqalka cad… Sii akhri
Aargudasho mise Isbedel Siyaasadeed !!
Shiikhu wuxuu u raacaa labadooda magac micnaha darajada ay ka gaareen diinta Aabayaashood, Afguriga ay ku wada hadlaan, Halka Aftahinimo… Sii akhri
Hay’ada Care oo tababar usoo xirtay Shaqaalaha Wasaarada deegaanka Puntland
Wasaarada Deegaanka, Daaqa, Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland oo kaa shanaysa hay’ada Care international ayaa maanta magaalada Garowe tababar Sadex cisho… Sii akhri
Aqoonyahan Fariin Adag u diray Baarlamanka Puntland
Cabdixabiib Yaasiin Warsame oo wax ka dhiga Jaamacadd ku taala dalka Maraykanka ahna falanqeeye arrimaha siyaasadda Soomaaliya oo wareysi siiyay… Sii akhri
Garowe:-Ajaaniib u mahadceliyay Shacabka iyo Xukuumadda Puntland
Dad u dhashay Qowmiyadda dalka Yemen ayaa uga mahadceliyay maamulka Puntland, Shacabka Garowe iyo Maamulka Gobolka Nugaal gacantii ay ka… Sii akhri
Agaasimaha laanta socdaalka Gobolka Bari oo lagu xiray Garowe
Agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha gobolka Bari Cabdullaahi Maxamed Axmed Dhega-dheere ayaa maanta lagu xirey saldhiga dhexe ee magaalada Garowe… Sii akhri
GAROWE:-Booliska oo beeniyay inay sii daayeen Gabadh faafinaysa HIV/AIDS
Taliye kuxigeenka Saldhiga Garowe Cali Maxamed Muuse (Cali Kalluun) oo la hadlay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa beeniyay in lasii daayay… Sii akhri
You must be logged in to post a comment.