Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Daawo Taariikh nololeedka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Posted on February 8, 2017 by Dhiirane

Shirkadda TAKAFUL INSURANCE OF AFRICA oo lacag ugu deeqday Airport-ka Garowe

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Dhiirane

Shirkadda Takaful Insurance of Africa ayaa maanta gudoonsiisay Guddiga Leyr-galinta Garoonka Diyaaradaha Garowe lacag deeq ah oo dhan Saddex kun… Sii akhri

Ololaha Doorashada Musharaxiinta oo saddex garab noqday “Hadal_hayn”.

Posted on February 7, 2017February 7, 2017 by Dhiirane

Murashaxiinta xilka Madaxweynaha ayaa u muuqda kuwo u qaybsan saddex qaybood oo wadar iyo keli ah,marka loo eego qaabka xulufeysiga… Sii akhri

Fariin ku socota:-Golaha Shacabka Soomaaliyeed (Barlamaanka10naad)

Posted on February 7, 2017February 7, 2017 by Dhiirane

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/02/warqad-furan.pdf

Kooxda Daacish oo biyihii ka goysay magaalada QANDALA

Posted on February 7, 2017 by Dhiirane

Waxaa maalintii afaraad ka go,an magaalada Qandala ee Gobolka Bari biyihii ka dib markii ay jareen tuubooyinka biyaha u qeybiya… Sii akhri

Xuska maalinta joojinta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Garowe

Posted on February 6, 2017February 6, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland xuska maalinta caalamiga ee loogu magac darey… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland iyo Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Daahfuray Mashruuca Xog-isgaarsiinta Isbedelka Cimilada

Posted on February 5, 2017 by Dhiirane

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u qaabilsan arimaha Deegaanka iyo Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ayaa si wadajir ah… Sii akhri

Maxaa loo bedelay goobtii lagu dooran lahaa Madaxweynaha? HADAL_HAYN

Posted on February 5, 2017 by Dhiirane

Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya inay ka dambeysay in loo wareejiyo Xarunta Afisiyooni eek u taala Garoonka Diyaaradaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo u dhoofay maanta Muqdisho

Posted on February 5, 2017February 5, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa safar aan horey loo sii shaacin uga dhoofay magaalada Garowe xilli wararku ay… Sii akhri

Tacsi:- Marxuum Guure Faarax Jeer oo ku geeriyooday Garowe

Posted on February 4, 2017 by Dhiirane

Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 04/02/2017 ku geeriyooday magaalo madaxda Puntland ee Garowe Alle ha u naxariistee Guure Faarax… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close