Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Tuulada YOONBEYS Gobolka Nugaal oo horumar ka samaysay Arrimaha Bulshada.

Waa magaalo_yar oo sanadihii u dambeeyay horumar ka samaysay Waxbarashada,Ganacsiga,Caafimaadka iyo Adeegyada Asaasiga u ah Bulshada, Waxayna 100 KM u… Sii akhri

Posted on February 17, 2017February 17, 2017 by Dhiirane

Sanadkii 2016 maxaa ka dhacay deegaanada Puntland ?

Posted on February 16, 2017February 16, 2017 by Dhiirane

Xeer ilaaliyaha guud ee Dowlada Puntland Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayaa saxaafadda u akhriyay kiisaska ka dhacay Puntland sanadkii lasoo dhaafey… Sii akhri

Xilliga la qabanayo caleemo saarka Farmaajo iyo Madaxda Africa oo lagu kala ogaan doono

Posted on February 15, 2017February 16, 2017 by Dhiirane

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa u xaqiijiyay PUNTLAND POST  in loo asteeyay inay… Sii akhri

Daawo Dr Faroole oo gaarey Garowe, Dhaliilayna Madaxda Puntland

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe Madaxweynihii horre ee Dowlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed (Faroole) Ahna Xildhibaan ka… Sii akhri

Hay,adda Care oo lagu eedeeyay inay musuq maasuqday mashruucii dhireynta Garowe

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Dhiirane

Xildhibaano ka tirsan Gollaha Deegaanka Degmada Garowe oo kormeer maanta ku sameeyay wadooyinka dhex mara gudaha magaalada ayaa ku eedeeyay… Sii akhri

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Walaalkiis oo lagu dilay dalka Malaysia

Posted on February 14, 2017 by Dhiirane

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jon Un, walaalkiis ka weyn oo lagu magacaabo Kim Jon Nam ayaa lagu dilay dalka Malaysia,… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo la shirtay hay,addaha ka shaqeeya daryeelka caruurta

Posted on February 14, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta kulan la qaadatay hay,addaha ka… Sii akhri

Machadka SIDRA oo tababar uga furay Garowe Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Bangiyada

Posted on February 13, 2017 by Dhiirane

Machadka Cilmi baarista SIDRA ayaa maanta ugu qabtay magaalada Garowe 25 qof oo ka tirsan maaamulka iyo masuuliyiinta Bangiyadda iyo… Sii akhri

Daawo Reer Miyiga Nugaal oo heesta geela kusoo dhaweeyay Madaxweyne Farmaajo

Posted on February 11, 2017February 11, 2017 by Dhiirane

Daawo:-Reer Garoowe oo si weyn ugu dabaal-degay Madaxweyne Farmaajo

Posted on February 9, 2017February 9, 2017 by Dhiirane

Kumanaan qof iyo Gadiidka noocyadiisa kala duwan oo u dabaal degaya guusha uu ka gaarey tartankii doorashada Madaxweynaha Dowlada Federalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close