Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Booliska Nugaal oo maxaabiis iyo lacag ku wareejiyay Somaliland

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal Cabdirashiid Awmaxamuud (Xinjira dhuuq) ayaa maanta ku wareejiyay deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool Taliska Qeybta… Sii akhri

Posted on February 22, 2017February 22, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo olole ka bilowday Garowe

Posted on February 22, 2017February 22, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda caafimaadka Puntland, ayaa maanta howlgalisay kooxo adeegyo caafimaadka ka fulinaya Kaamka Shabeelle oo ku yaalla magaalada Garowe, halkaasoo ay… Sii akhri

Somalia is Looking Forward Confidently By Ambassador Abshir Hassan Abshir

Posted on February 21, 2017 by Dhiirane

With the completion of a gruelling presidential election in my country Somalia, 2017 might be the most defining moment in… Sii akhri

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland oo beenisay in la isticmaalay daawo dhacday

Posted on February 21, 2017February 21, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamad iyo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Xoolaha Puntland oo si wada jir ah shir… Sii akhri

Xafiiska Hay’adda Socdaalka Somalia oo laga furay magaalo madaxda Puntland.

Posted on February 21, 2017 by Dhiirane

Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland waxaa si rasmi ah looga hirgeliyay Xarunta Ugu weyn oo ay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda… Sii akhri

Xarun Cusub oo Daaweynta iyo Farsamada Ilkaha oo laga furay Garowe.

Posted on February 20, 2017 by Dhiirane

Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa maanta lagu daahfuray xarun cusub oo laga hirgaliyay taas oo lagu magacaabo Dental Care… Sii akhri

PUNTLAND POST oo tacsi u direysa qoyska Marxuumad Xaawo Ciise Aw-maxamed

Posted on February 20, 2017 by Dhiirane

Bahda iyo Maamulka Warbaahinta PUNTLAND POST waxay halkan uga tacsiyeynayaan geerida ku timid Hooyo Xaawo Ciise Aw-maxamed oo xalay ku… Sii akhri

Galmudug oo qabanaysa Doorashada Madaxweynahooda

Posted on February 19, 2017 by Dhiirane

Waxaa dib u dhacay doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la filayay maanta in lagu qabto magaalada Cadaado oo si kumeelgaar ah… Sii akhri

Fadlan ka qeybqaado caawinta gabadh miskiin ah oo ku nool Garowe

Posted on February 18, 2017 by Dhiirane

Farxiyo Diiriye waa curyaan misana dhimirka la,a Waxayna cadeeyeen dhakhaatiirta magaalada Garowe in madaxa buro kaga taalo Islamarkaana aan gudaha… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo daahfurtay Mashruuc lagu hormarinayo hab nololeedka Xoolo dhaqatada iyo beeralayda

Posted on February 18, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ayaa maanta Daahfurtay Mashruuc cusub oo lagu hormarinayo laguna daryeelayo Xoolo-dhaqatada iyo beeralayda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close