Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Jaaliyadda Puntland ee dalka Mareykanka oo xaflad kusoo dhaweysay Gudoomiye Shuuqe

Jaaliyadda Puntland ee dalka Mareykanka ayaa kulan afur iyo soo dhaweyn isugu jira magaalada Minneapolis ugu sameeyay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka… Sii akhri

Posted on May 22, 2018May 22, 2018 by Dhiirane

Laascaano:-Caaqil si adag uga hadlay colaada ka jidha Gobolka Sool

Posted on May 22, 2018May 22, 2018 by Dhiirane

Mid ka mid ah Odoyaasha ugu caansan Gobolka Sool oo shir jaraa,iid kula hadlay Warfidiyeenka ayaa cod dheer ku sheegay… Sii akhri

Puntland oo amaro kasoo saartey isu socodka Laascaano iyo Garowe.

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by Dhiirane

Qoraal kasoo baxay guddiga difaaca Puntland ayaa lagu amrey laamaha kala duwan ee booliska inay fuliyaan amaro ku saabsan isu… Sii akhri

Gudoomiyaha TPEC Puntland oo kulan la qaatay Duqa magaalada Minneapolis.

Posted on May 21, 2018 by Dhiirane

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Kumeelgaarka ee Puntland Cabdiraxmaan Diiriye Samatar (Shuuqe) oo indhawaale socdaal ku marayay cariga dalka Mareykanka ayaa maanta… Sii akhri

Laascaano:-Somaliland oo xabsi dhigtey barre jaamacad ahna suxufi madax banaan.

Posted on May 15, 2018 by Dhiirane

Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Aadan Jaamac Oogle oo loo yaqaano Aadan Xabeeb oo ka mid… Sii akhri

3,884 ardey oo maanta Bosaso loogu daahfurey Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland

Posted on May 12, 2018 by Dhiirane

Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare Puntland ayaa maanta si rasmiya ugu daahfuray magaalada Boosaaso Imtixaanka shahaadiga ee… Sii akhri

Puntland oo u wareejisay Baladweyn taakulo la bixin jiray bisha Ramadaan

Posted on May 8, 2018May 8, 2018 by Dhiirane

Shir jaraa,iid oo ay maanta ku qabteen magaalada Garoowe masuuliyiinta Wasaaradda Cadaaladda  iyo Arrimaha Diinta Puntland iyo Saraakiil ka socota… Sii akhri

Garowe:-Culimadda Al Amru bil macruuf oo ku baaqday in laga qeybqaato barnaamijka Afuri walaalka Muslimka.

Posted on April 28, 2018 by Dhiirane

Culimadda Jimciyadda Al Amru bil macruuf wa nahyi cani munkar, Hay,adda wanaag farida iyo xumaan reebida ayaa maanta magaalada Garowe… Sii akhri

Garowe:-Ururka Somali Relief Network oo qado u sameeyay ilaa 300 oo qoys oo danyar ah

Posted on April 26, 2018 by Dhiirane

Ururka Somali Relief Network of North America (SRNNA) ayaa maanta ku dhawaad ilaa 300 oo qof oo u badan caruur… Sii akhri

Gen.Dayr oo ka hadlay sababta uu uga tagey shaqada Taliye kuxigeenka Puntland

Posted on April 17, 2018 by Dhiirane

Taliye kuxigeenkii horre ee ciidanka daraawiishta Puntland General Deyr Xaaji Cabdi ayaa shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtey magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close