Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

“Axmed Madoobe” Al-Shabaab waxaa gacantooda ku jira dad u baahan gar-gaar

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inay adkaan doonto deegaannada qaar oo ay abaar xooggan ka jirto sidii gargaar… Sii akhri

Posted on March 1, 2017 by Dhiirane

Xafiiska Ciidanka DANAB oo u jawaabay Wasiirka Maaliyadda Puntland

Posted on March 1, 2017March 1, 2017 by Dhiirane

Siciid Dhagaweyne oo ah hogaanka xafiiska ciidanka kumaandoosta DANAB ee Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal uu shalay… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo beeniyay xuquuq ka maqan ciidanka

Posted on February 28, 2017 by Dhiirane

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland Cabdulaahi Shiikh ayaa lagu beeniyay jiritaanka xuquuq Xukuumada uga… Sii akhri

Ururka Qareenada Gabdhaha Puntland oo maanta tababar ka furay Garowe

Posted on February 28, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay xarunta Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha diinta Dowlada Puntland ee magaalada Garowe tababar loo qabtay Jaamacadda PSU,… Sii akhri

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo baadiyaha u dirtay dhakhaatiir

Posted on February 26, 2017February 26, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda Puntland ayaa gobolada Puntland u kala dirtay kooxo caafimaad. Muddadii u dhaxaysay 16-26 bishaan kooxaas waxay kal… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Guuleed oo iscasilay

Posted on February 26, 2017 by Dhiirane

Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa iska casilay xilkii Madaxweynaha Galmudug ka dib markii uu sheegay inuu isu casilay arrimo… Sii akhri

Saddex qof oo ku dhintay xaalada abaarta ka jirta Gobolka Nugaal

Posted on February 24, 2017February 25, 2017 by Dhiirane

Faysal Cali Cabdulle Bare oo ka mid ah saraakiisha waaxda caafimaadka Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa xiriir uu la… Sii akhri

Raysal_wasaaraha Somalia oo iska casilay shaqadii SOM OIL & GAS

Posted on February 23, 2017February 23, 2017 by Dhiirane

Raysal wasaaraha cusub ee loo magacaabay Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa iska casilay shaqadii uu u hayay Shirkadda SOMA OIL… Sii akhri

Taariikh nololeedka Marxuum Xaaji Yusuf Aadan Kaahin oo ku geeriyooday Hargeysa.

Posted on February 23, 2017 by Dhiirane

Waxaa habeen ka hor magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ku geeriyooday Xaaji  Yuusuf Aadan Kaahin oo ka mid ahaa Aqoonyahanadii… Sii akhri

Waa kuma raysal wasaare Xasan Cali Kheyre ?

Posted on February 23, 2017 by Dhiirane

Ambassador Abshir Xasan Abshir oo horey uga mid noqday musharaxiintii isu soo taagay tartanka Madaxtinimada dalka Soomaaliya, Sidoo kalena soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close