Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Dad ku indho beelay Abaarta iyo Xaalad nafaqo daro oo ku dhufatay Puntland

Wararka soo gaaraya PUNTLAND POST ayaa sheegaya in la soo gaarsiiyay 48 saac ee u dambeysay tuulooyinka ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Posted on March 6, 2017March 6, 2017 by Dhiirane

Markab jariif ah oo shil khasaare leh ka geystay Degmada EYL ee Gobolka Nugaal

Posted on March 5, 2017March 5, 2017 by Dhiirane

Dooni weyn oo kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen ayaa xalay goordanbe shil khasaaro sababay ka geysatay biyaha badweynta hindiya… Sii akhri

Dib u eegis lagu samaynayo Manhajka Dugsiga sare ee Puntland

Posted on March 4, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta daahfurtay dib u eegis lagu samaynayo manhajka dugsiyada sare ee Puntland, waxaana kazoo qeyb galay… Sii akhri

Garowe oo lagu soo bandhigay shaybaarkii ugu horeeyay Somalia oo lagu baarayo Danbiyadda

Posted on March 4, 2017March 4, 2017 by Dhiirane

Kulan maanta ay ku qabatay magaalada Garowe Wasaarada Cadaalada , Arrimaha Diinta iyo Dhaqan_celinta Puntland ayaa lagu soo bandhigay qorshe… Sii akhri

Ehlu sunna”Waxaan xuduud la wadaagnaa Puntland,Ma aqoonsanin Galmudug iyo Hirshebelle”

Posted on March 2, 2017March 2, 2017 by Dhiirane

Shiikh Maxamed Shaakir oo ah hogaamiyaha maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee ka jira gobollada dhexe Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta… Sii akhri

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo door ka qaadaneysa gurmadka Abaarta.

Posted on March 2, 2017March 2, 2017 by Dhiirane

Tan iyo wixii ka dambeeyay markey Abaaro halis ah ku dhufteen Gobolada iyo Deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Puntland ,… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo Nairobi kusoo bandhigtay Qorshaheeda Hormarinta 2017-2022

Posted on March 2, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland ayaa Magaalada Nairobi kusoo bandhigtay qorshaha hormarinta wasaarada ee shanta sano (2017-2022) Waxaana qorshahaan… Sii akhri

Shir looga hadlayo qorshe saddex sano ah oo ka furmay Wasaarada Caafimaadka Puntland

Posted on March 2, 2017March 2, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa qabatay shir looga hadlayo qorshaha 3 sano ee soo socota Islamarkaana ku saabsan Malaria iyo… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo si adag uga hadlay xaalada Amniga iyo Abaarta

Posted on March 1, 2017March 1, 2017 by Dhiirane

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo maanta ka qeybgalay shir ay soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Puntland ayaa si… Sii akhri

“KACA wixii dhiigloow abaarta u KACA”Daawo Gudoomiyaha Haweenka Puntland

Posted on March 1, 2017March 1, 2017 by Dhiirane

Gudoomiyaha Haweenka Puntland Khadro Warsame Jaamac oo khudbad ka jeedisay kulan maanta lagu casumay Odoyaasha, Maamulka Gobolka Nugaal, Haweenka iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close