Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Odoyaal ka horyimid Issim lagu caleemo saarey BOSASO

Shir ay isugu yimaadeen magaalada Bosaso waxgarad iyo salaadiin kazoo jeeda beesha Cali Xijiijle ayay kazoo saareen Bayaan ka dhan… Sii akhri

Posted on March 12, 2017March 13, 2017 by Dhiirane

Odoyaasha Gobolka Nugaal oo digniin culus u direy ciidamo gadoodsan.

Posted on March 11, 2017March 11, 2017 by Dhiirane

Shir jaraa,iid oo ay ku qabteen magaalada Garowe Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Nugaal ayay si adag uga hadleen xaalada amniga… Sii akhri

Gaadiidka Puntland u iibisay gurmadka abaarta oo ku wajahan Gobolka Nugaal

Posted on March 11, 2017March 11, 2017 by Dhiirane

Waxaa kusoo wajahan magaalada Garowe lix (6) gaari oo ay ku rakiban yihiin haamaha biyaha kuwaas oo ay Dowlada Puntland… Sii akhri

Ciidanka gadoodsan oo ka hadlay sababta ay u qabsadeen Kastamka Garowe

Posted on March 9, 2017March 9, 2017 by Dhiirane

Gaadiid fara_badan ayaa ku xaniban koontaroolka dhanka Koonfureed ee magaalada Garoowe, ka dib markii ay xalay  la wareegeen ciidamo gadoodsan… Sii akhri

Wasaarada Haweenka Puntland oo qoysas ku barakacay abaarta uga faa,iideysay xuska 8 maarso

Posted on March 8, 2017March 9, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland ayaa uga faa,iideysay  sanadkaan  xuska maalinta haweenka ee 8 Maarso 150 qoys… Sii akhri

Garowe:-Kastam Wasaarada Maaliyadda oo ciidan gadoodsan la wareegay

Posted on March 8, 2017March 8, 2017 by Dhiirane

Ciidamo gadoodsan oo ka cabanaya mushahaar la,aan iyo xuquuq uga maqan Xukuumadda Puntland ayaa goordhawayd la wareegay maamulka bar kastam… Sii akhri

Faahfaahin mudane ka tirsan baarlamanka Puntland oo ku dhaawacmay Qarax

Posted on March 8, 2017 by Dhiirane

Xildhibaan Cabdulqaadir Bootaan oo ka tirsanaa Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa ku dhaawacmay qarax loogu xiray gaarigiisa casar liiqii galabta siday… Sii akhri

Taliska guud ciidamada oo si kulul ugu jawaabay Xukuumadda Puntland

Posted on March 8, 2017March 9, 2017 by Dhiirane

Shir jaraa,iid oo ay maanta ku qabteen xerada 54aad ee duleedka magaalada Garowe  saraakiisha ugu sareysa taliska ciidanka daraawiishta Puntland… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo qarax loogu xiray Gaarigiisa

Posted on March 8, 2017March 8, 2017 by Dhiirane

Wararka PUNTLAND POST ka helayso magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax ka dhacay agagaarka xero daraawiisheed… Sii akhri

Gudoomiyihii Hay,adda Wadooyinka Puntland oo xilka wareejiyay maanta.

Posted on March 7, 2017March 7, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka qabsoomay magaalada Garowe munaasabad ay xilalka kula kala wareegeen Gudoomiyihii horre ee Hay,adda Wadooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close