Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Masuuliyiin Puntland oo galabta booqday kaamamka barakacayaasha Garowe

Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camay, Masuuliyiin ka tirsan gollaha Xukuumadda iyo Hay,addaha Caalamiga ayaa galabta kormeer… Sii akhri

Posted on March 31, 2017 by Dhiirane

Dowlada Turkiga oo ka hadashay sababta xero ciidan uga samaynayso Muqdisho

Posted on March 31, 2017 by Dhiirane

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga Ambassador Olgan Beker oo markii ugu horeysay si faahfaahsan uga hadlay saldhig milatery oo laga… Sii akhri

Haweenka Puntland oo u kacay taageerada Xukuumadda Soomaaliya

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Dhiirane

Kulan maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland ku leedahay magaalada Garowe ayaa si weyn… Sii akhri

Deeq ka timid gabdho ku nool dalka UK oo la gaarsiiyay tuulo ka tirsan Gobolka Nugaal

Posted on March 28, 2017 by Dhiirane

Jimciyadda wanaag farida iyo xumaan reebida ee AL_AMRU BIL MACRUUF, WANAHYU CANIL MUNKAR ayaa maanta ka qeybisay deeq raashin iyo… Sii akhri

Doonyo Jariif ah oo lagu qabtay Degmada Eyl Gobolka Nugaal

Posted on March 27, 2017March 27, 2017 by Dhiirane

Waxaa la keenay xeebta magaalada Badeey labo doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanaya xeebta Degmada Eyl ee Gobolka… Sii akhri

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo dad u tababareysa Cudurka Shubanka

Posted on March 27, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa maanta tababar u qabatay dhakhaatiir iyo Isku duwayaasha caafimaadka ee Gobolladda, Waxaana furay tababarkaan Wasiirka… Sii akhri

Garowe:-Xaflad lagu sagootiyay maamulkii horre ee dalladda PUNSAA

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta loogu qabtay magaalada Garowe xaflad lagu sagootinayo Gudoomiyihii horre dalladda Ururada aan dawliga ahayn ee PUNSAA Nuur Shire… Sii akhri

Wareysi Abdiraxmaan Gablax daahfurka ururada siyaasada Puntland

Posted on March 25, 2017 by Dhiirane

Cabdiraxmaan Sh,Maxamed Gablax oo 2009-kii ka mid ahaa musharaxiintii isu soo taagay kursiga Madaxtooyadda Puntland, Islamarkaana ka mid ahaa raggii… Sii akhri

Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo tababareysa 40 qof

Posted on March 25, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa maanta tababar labo maalmood soconaya uga furtay magaalada Garowe qeybo ka tirsan… Sii akhri

Faysal Qaran oo loo doortay Gudoomiyaha Dallada PUNSAA

Posted on March 24, 2017 by Dhiirane

Shiweynihii 5aad oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday magaalada Garowe dalladda daneeyayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSAA waxaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close