Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Shirweynaha 2aad Deegaanka Puntland oo ka furmay Garoowe

Waxaa Maanta xarunta Jaamacada PSU ee magaalada Garoowe ka furmay Shirweynihii labaad ee looga arinsanayey arimaha Deegaanka Puntland, Shirweynahan oo… Sii akhri

Posted on April 8, 2017 by Dhiirane

Hay,adda HARO oo deeq biyo iyo raashin ah ka qeybisay Sool

Posted on April 8, 2017April 8, 2017 by Dhiirane

Hay,adda HARO oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ayaa deeq isugu jirta biyo iyo raashin ka qeybisay deegaano ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Qoysas ku dayacan tuulada TUUR ee Gobolka Nugaal

Posted on April 7, 2017 by Dhiirane

Ku dhawaad boqol qoys oo isugu jira dadkii horey u deganaa tuulada Tuur oo ka mid ah deegaanada hoostaga maamulka… Sii akhri

U GURMADDA LAF_DHABARTA ku barakacay abaarta ka jirta Puntland.

Posted on April 6, 2017 by Dhiirane

Waa hooyo tabar dhigtay, Naftuna hayso, Islamarkaana dhabarka ku sidata wiil 7 sano jir ah oo xanuunsan, Sidoo kalena ay… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo maanta dib u fasaxay shaqo joojintii gadiidka bajaajta

Posted on April 6, 2017 by Dhiirane

Ciidanka Booliska magaalada Garowe ayaa xalay xiray in ka badan 100 gaadiidka Bajaajta ah, kadib markii lagu soo eedeeyay inay sameeyeen… Sii akhri

DAAWO waayihii xumaa ee Gobolka Mudug

Posted on April 6, 2017April 6, 2017 by Dhiirane

Waxaa xadka dhaafay heerka qoysaska ama dadka ku hanti beelay abaarta ku dhufatay Soomaaliya gaar ahaan deegaano ka tirsan Puntland… Sii akhri

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo tababar u furtay shaqaalaha dowladda

Posted on April 3, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland ayaa maanta tababar u qabatay shaqaalaha wasaaraddaha iyo hay’addaha dowliga ah, kuwaas oo loo tababarayo inay… Sii akhri

Muqdisho:-Boqor Maxamed Jaamac oo beeniyey war laga faafiyey

Posted on April 2, 2017April 2, 2017 by Dhiirane

Afhayeenka issimada gobolada waqooyi Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar ayaa beeniyey warar been abuur ah oo loogu gafay shaqsiyadiisa ,… Sii akhri

Daawo dhismaha wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo oo la bilaabayo

Posted on April 1, 2017 by Dhiirane

Wasiirka hawlaha guud iyo gadiidka Dowlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo khudbad ka jeediyay marxaladihii uu soo marey mashruuca dib… Sii akhri

Hay,adda PHA oo u saxiixday Shirkadda ISXILQAAN dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Posted on April 1, 2017 by Dhiirane

Hay,adda Wadooyinka Puntland (PHA) ayaa maanta u saxiixday heshiiska dhismaha laamiga dheer ee isku xira Gaalkacyo iyo Garowe Shirkaddaha ISXILQAAN… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close