Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Shir ku saabsan dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo oo lagu qabtay dalka Ethiopia

Gudoomiyaha Hay,adda Wadooyinka Puntland Siciid Maxamuud Jaamac  iyo Masuuliyiin ka socota Shirkadda ISXILQAAN oo ku guulaysatay dhismaha wadada laamiga dheer… Sii akhri

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Dhiirane

Puntland oo si weyn u xustay sanad guurada 57aad ee ciidanka Soomaaliya

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Dhiirane

PUNTLAND ayaa maanta si balaaran ugu dabaal degtay xuska sanad guurada 57aad ee kasoo wareegtay maalintii la aas aasay ciidamada… Sii akhri

Garowe:-Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo xariga ka jaray Jawle Furniture Mall

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha,Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa xariga ka jaray xarunta iibka alaabaha guryaha… Sii akhri

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo ka furtay Buursaalax Bourding casriya

Posted on April 12, 2017 by Dhiirane

Midkii ugu weynaa goob ama bourding waxbarasho oo laga hirgaliyo magaalo ka mid ah deegaanada Puntland ayay ka furtay Wasaaradda… Sii akhri

GAROWE :- Kooxo caafimaad oo loo diray gobollada Puntland.

Posted on April 11, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta sagootisay kooxo caafimaad oo loo kala diray gobollada Puntland, kuwaasoo loo soo xiray tababar u… Sii akhri

Beesha Caalamka iyo Dowlada oo laga-la hadlay fulinta Qodbadii kasoo baxay shirkii Deegaanka Puntland

Posted on April 10, 2017April 10, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta Garowe lagu qabtay shir beesha Caalamka loogu soo bandhigay Qodabadii shalay kasoo baxay shirweynihii labaad ee Deegaanka Puntland,… Sii akhri

Culimo deeq dibada ka timid ka qeybinaya Gobolka Mudug

Posted on April 9, 2017 by Dhiirane

Wakiilka Hay,adda HARO ee Puntland Shiikh Yaasiin Cabdulaahi oo uu wehliyo Shiekh Maxamed Xamari ayaa maanta deeq raashin iyo lacag… Sii akhri

Warmurtiyeed:- Shirweynihii 2aad Deegaanka Puntland oo lasoo gabagabeeyey

Posted on April 9, 2017April 9, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland lagu soo gabagabeeyey shirweynihii labaad oo looga arinsanayey arimaha Deegaanka ee Puntland kaas… Sii akhri

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta tababar u furtay shaqaalaheeda

Posted on April 9, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta tababar u furtay shaqaalaha caafimaadka ee sagaalka gobol Puntland, kuwaas oo loo tababarayo cudurada kala… Sii akhri

Hay,adda HARO oo maalintii 3aad deeq ka qeybinaysa Mudug iyo Sool

Posted on April 9, 2017 by Dhiirane

Qoysas ka mid ah dadka abaartu saamaysay oo ku nool Gobolada Mudug iyo Sool ayay gaarsiisay Hay,adda HARO ee fadhigeedu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close