Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Hay’ada Somali Relief Network of North America oo ka biyo dhaaminaysa Gobolka Karkaar

Hay’ada Somali Relief Network of North America ayaa maanta deeq biyo dhaan ah oo cadadkeedu gaarayo ilaa toban booyadood ka… Sii akhri

Posted on April 19, 2017April 19, 2017 by Dhiirane

Gollaha Deegaanka Garowe oo dacwad u gudbiyay Wasaarada Arrimaha Gudaha

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Dhiirane

Ku dhawaad 18 Xildhibaan oo ka tirsan Gollaha Deegaanka Degmada Garowe ayaa maanta dacwad/cabasho ka dhan ah Maamulka Dowlada hoose… Sii akhri

Wasaarada Qorsheynta Puntland oo qabatay kulan ku saabsan waxqabadkeeda

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Dhiirane

Wasarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland ayaa maanta ku qabatey Magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland kulan looga hadlayo… Sii akhri

Ciidanka PSF Puntland oo u gurmaday qoysas ku barakacay abaarta

Posted on April 16, 2017April 17, 2017 by Dhiirane

Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay in ka badan 200 oo qoys oo ku nool deegaano ka tirsan… Sii akhri

Midowga Jaaliyadda Puntland oo daawo 4 ton ah usoo dirtay Somalia

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Dhiirane

Midowga Jaaliyadaha Puntland ee Qaaradda YURUB ayaa deeq daawo oo 4 ton ah maanta usoo diray Wasaaradda Caafimaadka Puntland, Wuxuuna… Sii akhri

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo heshiis la saxiixday maamulka degmada Gaalkacyo

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa kala saxiixday barnaamij tijaabo ah oo is afgarad kaas oo ah baahinta… Sii akhri

Agaasime Max,ed C/qaadir oo u kuurgalay Waxbarashada Gaalkacyo

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Dhiirane

Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Maxamed Cabdiqaadir Cismaan  oo kormeeraya xaaladda guud ee waxbarashada Gobolka Mudug… Sii akhri

Hay,adda HARO oo deeq gaarsiisay in ka badan 2,000 oo qoys deegaanada Puntland

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Dhiirane

Hay,adda HARO ayaa 09-kii ilaa 14 bishaan ka qeybinaysa deegaano ka tirsan Gobolka Mudug deeq raashin iyo biyo ah  oo… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqday barakacayaasha Bursaalax

Posted on April 13, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Waxabarshada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Abshir Yuusuf Awciise  oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Gobolka Mudug Agaasimaha Wasaaradda… Sii akhri

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Puntland oo tagey Degmada Dhahar

Posted on April 12, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaarey degmada Dhahar oo xarun u ah Gobolka Haylaan, ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close