Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Al-saadicuun oo isku difaacay shir GAROOWE lagu-la yeeshay

Rag ka tirsan Urur diimeedka Al-saadicuun oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar waxa maanta kula shirey magaalada Garowe Gudoomiyaha Gobolka… Sii akhri

Posted on April 25, 2017April 26, 2017 by Dhiirane

Kulanka Jaamacadaha Dallada Al-Manaar ee Tacliinta sarre

Posted on April 25, 2017 by Dhiirane

Waxaa Kulan uga socday xarunta Jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Garoowe  Jaamacadaha ku midoobay dallada tacliinta sare ee Al-Manaar iyadoo… Sii akhri

“Buurtinle waxay tartan kula jirtaa Caasimada Puntland”Gudoomiye Buurdibi

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane oo socdaal ku gaarey Magaalada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa halkaas kula kulmay Gudoomiyaha Degmada… Sii akhri

Gothenburg:-Masuuliyiinta Amtel oo dadwaynaha usoo bandhigey saamiyo

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Masuuliyiin ka socda shirkada Taleefoonada ee Amtel oo qeyb ka ah shirkadda Amal ayaa kulan ballaran ku qabtay caasumadda  labaad… Sii akhri

Ciidamada PSF Puntland oo u gurmaday xaafado ku yaala Garowe

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Ciidamada PSF ee Puntland ayaa gurmad biyo dhaan u sameeyay qoysas ku nool qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Garowe… Sii akhri

PUNTLAND oo wado cusub u diyaarisay isu socodka Gadiidka Garowe iyo Gaalkacyo

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Gudoomiye kuxigeenka ahna ku simaha Gudoomiyaha Hay,adda Wadooyinka Puntland Siciid Maxamuud Jaamac (Surlac) iyo Injineer Abshir Darwiish ayaa kormeer maalin… Sii akhri

Daawo Ciidamada PSF Puntland oo u gurmaday Buuhoodle

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by Dhiirane

Ciidamada PSF ee Puntland ayaa ku wareejiyay maanta Masuuliyiin ka tirsan Baarlamanka iyo Xukuumadda Puntland deeq isugu jirta Daawo,Biyo iyo… Sii akhri

Garowe oo laga dhagax-dhigey Dhismaha Jaamacadda Caluumta & Farsamada

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta sare ee dawladda Puntland Abshir Aw Yuusuf Ciise iyo masuuliyiinta degmada, Suldaan Siciid Maxamed Garaase… Sii akhri

Ciidamada PSF Puntland oo u gurmaday abaarta ka jirta Gobolka Cayn

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by Dhiirane

Ciidanka PSF oo qeyb libaax ka ciyaaraya gurmadka lagu samata bixinayo dadka abaartu saameysay ayaa maanta deeq isugu jirta Daawo,Biyo… Sii akhri

Shir looga hadlayo waxqabadka iyo qorshaha Wasaarada Qorsheynta Puntland oo soo xirmay

Posted on April 19, 2017April 19, 2017 by Dhiirane

Wasarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ee Caasumada Puntland kusoo gaba-gabeysay kulan socdey labo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close