Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Garowe oo maanta lagu daahfurey mashruuca dhismaha wadada Eyl

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta ku daahfurey magaalada Garowe dhismaha mashruuca wadada dheer ee Degmada Eyl… Sii akhri

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by Dhiirane

Roob lagu diirsadey oo galabta ka da,ay magaalada Garowe

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by Dhiirane

Waxaa galinkii danbe ee maanta ka bilowday magaalada Garowe roobab lagu diirsaday, waxaana jidadka iyo gudaha magaalada qulqulaya biyo dhig… Sii akhri

Xuska maalinta bahweynta xanaanada xoolaha oo lagu qabtey Garowe

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by Dhiirane

Kulan lagu xusayo maalinta bahweynta Xanaanada Xoolaha ee Aduunka ayaa maanta lagu qabtey magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland,iyaadoona kulanka xuska… Sii akhri

ROOBKII GALABTA & XAQIIQDA DHULKA Puntland

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

INTA laga war hayo wuxuu si fiican u biyo dhigay roobkii galabta qabtey deegaano ku yaala GOBOLKA NUGAAL dhul u… Sii akhri

Wareysi:- Roob galabta qabtey deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

Roobab lagu diirsaday ayaa galinkii dambe ee maanta ka da,ay deegaano ku yaala Hawdka Gobolka Nugaal siduu sheegay Maxamed Xirsi… Sii akhri

Eng Camay oo dhaliilay Cumar Faraweyne iyo Gen Muxuyadiin

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey ayaa maanta hadlay shir dhawaan ay ku wada qaateen magaalada Garowe Maamulka Gobolka… Sii akhri

Garowe:-Xaflad loo qabtey ardey dhamaysay waxbarashada farsamada gacanta iyo Cilaan-saarka

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by Dhiirane

Ururka Bisha Cas ee Gobolka Nugaal ayaa maanta xaflad qalin jabin ah  u sameeyay dufcadii labaad oo dhamaysa xirfadaha gacanta… Sii akhri

XOGTA:-Roobabka qabtey 24 saac ee u dambeeyay deegaano ka tirsan Puntland

Posted on April 26, 2017 by Dhiirane

Sida uu u xaqiijiyay PUNTLAND POST Cumar Maxamed Jaamac oo ah sarkaal ka tirsan Hay,adda Biyaha iyo Tamarta Puntland Deegaano… Sii akhri

Markab shidaal sida oo laga badbaadiyay burcad badeed Somali ah

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Dhiirane

Ciidamada NATO ee hawlgalka la dagaalanka burcad badeedka ka wada biyaha badda Soomaaliya ayaa warbixin kazoo saarey weerar looga badbaadiyay kooxo… Sii akhri

Puntland oo 12 gaarsiisay gadiidka gurmadka biyo dhaanka.

Posted on April 26, 2017 by Dhiirane

Puntland ayaa gaarsiisay gadiidka Dowlada ee loogu tala-galay samafalka gurmadka biyo dhaanka abaarta, Waxaana kusoo biirey 6 gaari oo horey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close