Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Xuska maalinta umulisanimada adduunka oo lagu qabtey Garowe

Munaasabad lagu xusayo maalinta caalamiga ah ee umulisanimada adduunka oo ku beegan 5ta bisha May  ayaa maanta lagu qabtay Garowe… Sii akhri

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Dhiirane

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo si adag uga hadlay qadiyada Puntland

Posted on May 4, 2017 by Dhiirane

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay duleedka magaalada Garowe ayaa si adag uga hadlay midnimada… Sii akhri

Faahfaahin qaabka uu u dhacay dilka Wasiirka Hawlaha guud ee DF Somalia

Posted on May 3, 2017 by Dhiirane

Faahfaahin oo dheeri ah oo kasoo baxaysa qaabka uu u dhacay dilka caawa Muqdisho loogu geystay Wasiir ka tirsan Dowlada… Sii akhri

Garowe:-Ururka bisha cas oo deeq siiyay qoysas ku barakacay abaartii

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by Dhiirane

Gudoomiyaha bisha cas ee Gobolka Nugaal iyo Duqa magaalada Garowe ayaa maanta deeq isugu jirta dhar,raashin iyo maacuun ugu qeybiyay… Sii akhri

Dowlada hoose Garowe oo ka jawaabtay cabasho uga timid Shacabka

Posted on May 2, 2017May 2, 2017 by Dhiirane

Xoghayaha Dowlada hoose Garowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan ayaa ka jawaabay cabasho reer Garowe ka muujiyeen qaabka Dowlada hoose uga hawlgashay biyaha… Sii akhri

Puntland oo looga digay halis ka dhalan karta biyaha roobka

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Dhiirane

Maareeyaha Hay’adda Musiibooyinka Dabiiciga ee Puntland (HADMA) Cabdullaahi Cabdiraxmaan Ceerow ayaa digniin kasoo saaray cudurro ka dhalan kara biyaha roobka… Sii akhri

SIDRA oo tababar cilmi baaris ah u qabatay Jaamacaddaha Puntland

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Dhiirane

Machadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA, ayaa maanta Garowe ku soo xiray tababar cilmi baariseed oo ay siinayeen 16 macalin… Sii akhri

Dowlada China oo maxaabiis ku wareejinaysa Puntland

Posted on May 1, 2017 by Dhiirane

Ciidamada Dowlada China ayaa lagu wadaa inay dhawaan ku wareejiyaan Dowlada Puntland maxaabiis burcad badeed Soomaali ah oo la qabtey… Sii akhri

Faahfaahin kasoo baxaysa shil khasaare geystay oo ka dhacay Garowe

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Garowe shil gaari oo sababay dhimashada ilaa 5 qof iyo dhaawaca 4 kale, ka… Sii akhri

Puntland oo dib u eegaysa Manhajka Waxbarashada Dugsiyada sare.

Posted on April 30, 2017 by Dhiirane

Waxaa magalada Garowe xarunta Puntland ka furmay shirwayne ballaaran oo ku saabsan turxaan bixinta iyo ansixinta qaab dhismeedka manhajka waxbarashada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close