Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Siyaasi ka horyimid in la kordhiyo tirada Baarlamanka Puntland

Siyaasi Cabdi Waran-jaan oo ka mid ahaa sanadkii 1998-dii Ergeygii Gobolka Nugaal uga qeybgashay Doorashadii ugu horeysay markii la asaasay… Sii akhri

Posted on May 15, 2017May 15, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo wargalin kasoo saartay Imtixaanaadka

Posted on May 14, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Dowlada Puntland  ayaa qodobo wargalin ah kazoo saartay habsami u socodka maamulka Imtixaanaadka oo ay… Sii akhri

Daawo:-Xildhibaan ku baaqay inaan la fara-galin dastuurka Puntland

Posted on May 14, 2017May 15, 2017 by Dhiirane

Gudoomiye kuxigeenka guddiga arrimaha bulshada baarlamanka Puntland Xildhibaan Maxamed Axmed Jaceyl oo maanta wareysi siiyay PUNTLAND POST  ayaa ka hadlay… Sii akhri

Shaqo joojin lagu sameeyay Agaasimaha hay,adda socdaalka Puntland

Posted on May 14, 2017May 14, 2017 by Dhiirane

Dikreeto kazoo baxday Xafiiska Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Camay ayaa maanta shaqada looga joojiyay Agaasimaha guud… Sii akhri

Saddex caruur ah oo biyo kula tageen Gobolka Nugaal.

Posted on May 14, 2017 by Dhiirane

Saddex caruur ah ayay biyo kula tageen daadad kusoo rogmadey deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal sida uu u xaqiijiyay warbaahinta… Sii akhri

PUNSAA iyo Wasaaradda Dastuurka Puntland oo shir uga qayb-gelaya Muqdisho

Posted on May 13, 2017 by Dhiirane

Garowe – Wefdi isugu jira wasaaradda dastuurka & arrimaha federaalka iyo dimuqraadiyada iyo urrurada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA)… Sii akhri

Roob mahiigaan ah oo xalay ka da,ay Caasimada Puntland

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by Dhiirane

Waxaa xalay qabtey deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal roob mahiigaan ah oo da,ayay saacado badan, waana roobkii ugu xooganaa tan… Sii akhri

Muqdisho:-Beel shiraysa oo lagu canaantay ka shaqeynta Amniga

Posted on May 12, 2017May 12, 2017 by Dhiirane

Taliyaha ciidanka Nabadsugida Dowlada Federalka Soomaaliya (NISA) C/llaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) ayaa ku wacyi galiyay Odoyaal,Ganacsato iyo Haween kazoo jeeda… Sii akhri

Garowe:-Xildhibaano ka tirsan Dowlada Somalia oo su,aalo lagu weydiiyay

Posted on May 10, 2017 by Dhiirane

Waxaa magaalada Garowe lagu qabtey kulan dhinacyo ka socda maamulka Gobolka Nugaal, Waxgaradka, Haweenka iyo Dhalinyaradu su,aalo ku weydiinayaan Xildhibaano… Sii akhri

Afdalow oo sheegay inuu handaday Taliyaha Booliska Puntland

Posted on May 9, 2017May 9, 2017 by Dhiirane

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Cismaan Xasan Cawke (Afdalow) ayaa si kulul uga hadlay shaqo joojin uu ku sameeyay Taliyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close