Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Puntland oo loogu baaqay inay sii dayso gaarigii qaraxyada lagu qabtay iyo 3 qof.

Odoyaal iyo Ganacsato kasoo jeeda Gobolka Hiiraan oo maanta shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Baladweyne ayaa ugu baaqay Dowlada Puntland… Sii akhri

Posted on June 1, 2017 by Dhiirane

Tartan Kubadda cagta ah oo dhalinyaro cuslaatay uga furmay garoonka Classic Garoowe.

Posted on May 28, 2017 by Dhiirane

Garoonka kubadda cagta, Jimicsiga iyo ciyaaraha fudud ee Classic Garoowe ayaa waxaa xalay ka furmay koob kubadda cagta ah oo… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Ka Hadlay Xiisado Ka Soo Cusboonaaday Gobolka Mudug.

Posted on May 28, 2017May 28, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay dagaal beeleed u… Sii akhri

Wariyaha PUNTLAND POST oo aroos dhaqan loogu qabtey Baadiye

Posted on May 28, 2017 by Dhiirane

Abshir Dhiirane oo ah Tafatiraha Warbaahinta PUNTLAND POST  ayaa todobaadkan baadiyaha ku yaala hawdka gobolka Nugaal loogu qabtey isaga iyo… Sii akhri

Shirka dalalka G7 oo looga hadlay dhibaatada Tahriibta

Posted on May 27, 2017 by Dhiirane

Dalalka ku horumaray warshedaha iyo dhaqaalaha Adduunka G7 ayaa uga hadlay shir khamiistii lasoo dhaafay uga furmay dalka Talyaaniga arrimo… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo lagu soo dhaweeyay Garowe

Posted on May 17, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Shiikh Axmed ayaa maanta kazoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe ka dib socdaal muddo dhawr… Sii akhri

PUNTLAND POST oo baaritaan ku samaysay been abuur ka dhan ah D/hoose Garowe

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by Dhiirane

PUNTLAND POST ayaa baaritaan dhab ah ku samaysay gabadh sawirkeeda loo isticmaalay Eedeyn ka dhan ah Xoghayaha Dowlada hoose GAROWE… Sii akhri

Xoghayaha Dowlada hoose Garowe oo ka jawaabay eedeyn loo soo jeediyay

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by Dhiirane

Xoghayaha Dowlada hoose Garowe Cabdiqafar Cabdiraxmaan ayaa ka jawaabay Eedeyn ka dhan ah oo 15 May 2017 lagu baahiyay baraha… Sii akhri

Cali Khaliif Galeyr oo ka hadlay kordhinta baarlamanka Puntland

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by Dhiirane

Cali Khaliif Galayr oo dad kula hadlaya fagaare ku yaala magaalada Buuhoodle ayaa ka hadlay dooda maalmihii lasoo dhaafey ka… Sii akhri

Puntland oo u dabaal degtay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed (SYL)

Posted on May 15, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Garowe xaflad balaaran oo lagu maamuusayo sanad guurada 74-aad ee kazoo wareegtay markii la asaasay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close