Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Madaxweynaha Puntland oo daahfuray Kal-fadhigii 39-aad ee Barlamaanka Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa u maanta daahfuray kalfadhigii Kalfadhigii 39aad ee barlamaanka dowladda Puntland. Xarunta… Sii akhri

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Dhiirane

Xoghayaha Wasaarada Maaliyada Puntland oo kulan afur ah ku qabtey Garowe.

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Dhiirane

Waxaa galinkii danbe ka qabsoomay magaalada Garowe munaasabad Afur ah oo isugu jirta soo dhaweynta Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda… Sii akhri

Dallada PUNSAA oo Garowe ku marti-galisay shir dib loogu eegayo Dastuurka Somalia

Posted on June 15, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir  ku saabsan qorshe dib u eegis loogu samaynayo labada sano ee soo socota… Sii akhri

Ardey kasoo jeeda Puntland oo xarig iyo tacadiyo loogu geystay Dalka Pakistan

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Dhiirane

Ardey ku nool dalka Pakistan ayaa ku eedeeyay Madaxda Safaaradda Soomaalida ee ku taala magaalada Islambad heyb-sooc iyo tacadiyo ka… Sii akhri

Garowe oo lagu qabtay shir looga hadlayo dardargalinta mashruuca JPLG

Posted on June 14, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14 June 2017, ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Garowe shir looga hadlayo dardargalinta Mashruuca… Sii akhri

Ergo uga qeybgashay Puntland gogol dib u heshiisiin oo la dhigay Muqdisho

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Dhiirane

Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir dib u heshiisiin oo ay ka qeybgalayaan ergooyin ka socda maamulada dalka Soomaaliya sida… Sii akhri

Agaasimaha Asteynta iyo maamul wanaaga Puntland oo la kulmay shil khasaaro geystey

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Dhiirane

Agaasimaha Asteynta iyo maamul wanaaga Puntland ayaa galinkii dambe maanta 13 June 2017 kula kulmay duleedka magaalada Dongoroyo ee Gobolka… Sii akhri

Shir lagu ansixinayo siyaasadda dhulka miyiga ah ee Puntland oo Garoowe ka furmay

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda deegaanka, daaqa iyo duur joogta dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ka furtay shir lagu ansixinayo siyaasadda dhulka miyiga… Sii akhri

Shir looga arrinsanayey nidaamka asxaabta badan oo lagu soo xiray Garowe

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by Dhiirane

Xarunta Hay’adda PDRC ee magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo afmeeray shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee… Sii akhri

Puntland oo wafti balaaran u dirtay Jiida Galgala iyo Gobolka Bari

Posted on June 12, 2017June 12, 2017 by Dhiirane

Dowlada Puntland ayaa wafti balaaran oo ka socda Xukuumadda u dirtey deegaano ka tirsan Gobolka Bari iyo Jiida Ciidamada Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close