Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo dib u eegaysa waxqabadka 6-dii bilood lasoo dhaafay

Waxaa maanta ka furmay xarunta Wasaarada Caafimaadka ee magaalada Garowe shir ku saabsan dib u eegis wasaaraddu ku samaynayso waxqabadkeeda… Sii akhri

Posted on June 20, 2017 by Dhiirane

Garowe:-Madaxweynaha Puntland oo lacag ku bixinaya mashaariic horumarineed

Posted on June 18, 2017June 18, 2017 by Dhiirane

Warar madax banaan oo soo baxaya ayaa sheegaya in maalinta beri ah Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” xaflad ka… Sii akhri

Malaysia :-Arday ka farxisay Agoonta Askarigii ku dhintay Qarax ka dhacay Bosaso

Posted on June 18, 2017June 18, 2017 by Dhiirane

Deeq lacag ah oo ka timid Ardeyda Gobolka Nugaal ee Jaamacadaha ka dhigta dalka Malaysia ayaa lagu wareejiyay Baarliin Maxamed… Sii akhri

Somalida dalka Norway oo dhibaato haysata kala hadlay Wasiir Yuusuf Garaad

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowlada Federalka Somalia Yuusuf Garaad oo todobaadkii lasoo dhaafey safar ku tagey dalka Norway ayaa ku fashilmay… Sii akhri

Tartanka Qur’aanka Gobolada Puntland oo ka furmay Magaalada Garowe .

Posted on June 17, 2017 by Dhiirane

Tartanka Qur,aanka Gobolada Puntland oo galay sanadkii lixaad , waxaana sanadkaan kazoo qeybgalay 16 Degmo oo ka mid ah 37… Sii akhri

Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xustay Maalinta Carruurta Africa.

Posted on June 17, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda haweenka dowladda Puntland oo kaashanaysa wasaaradda waxbarashada ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta carruurta ee… Sii akhri

C/fataax Cabaas oo u mahadceliyay dadka ka tacsiyeeyay geeridii Marxuumad Jawaahir.

Posted on June 16, 2017June 16, 2017 by Dhiirane

Aniga oo ah Eng Cabdifataax Axmed Cabaas Faarax(Eng Ducaysane) kuna hadlaya magacayga,magaca Aabahay, Walaalahay,Adeeraday,Eedooyinkey, Ayeeyoonkay , Dhalyada iyo Faraca reer… Sii akhri

Daawo khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka horjeediyay Baarlamanka

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad dheer oo ku saabsan wixii u qabsoomay Xukuumadiisa mudadii u dhaxaysay labo kalfadhi ka hor jeediyay… Sii akhri

Wasaaradda Beeraha Puntland oo tababar u qabatay qaar kamid shaqaaleheeda.

Posted on June 15, 2017June 16, 2017 by Dhiirane

Xarunta wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo afmeeray tababar ay ka faa’iidaysanayeen shaqaalaha… Sii akhri

Shirkadda Tamarta ee NECSOM oo Garoowe tababar ugu soo xirtay injineero ka kala yimid magaalooyinka Soomaaliya

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Dhiirane

Shirkadda tamarta Soomaaliyeed ee NECSOM ayaa maanta xarunteeda magaalada Garoowe tababar soconayey muddo afar todobaad ah ugu soo gabagabaysay injineero… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close