Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Garowe oo laga dhisayo wadooyin laamiya “DAAWO WAREYSI”

Duqa magaalada Garowe Xasan Maxamed Ciise (Xasan Goodir) iyo Xildhibaano ka tirsan Gollaha Deegaanka Degmada Garowe sida Xildhibaan Siciid Cabdisalaan… Sii akhri

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by Dhiirane

Duufaan ka dhacday Tuulada Yoonbeys Gobolka Nugaal oo sababtey dhimasho

Posted on June 26, 2017June 26, 2017 by Dhiirane

Hal qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen duufaan  galinkii dambe shalay 25 June 2017 dulmartey labo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Shaaciyey in maalinimada Berrito Ciidtahay, Hanbalyona Udiray Ummaada Muslimka ah

Posted on June 24, 2017June 25, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 24 June 2017 shaaciyey in maalinimada berrito 25 June 2017… Sii akhri

Gobolka Bari dagaal galabta dhex marey Shacab careysan iyo Ururka Daacish

Posted on June 24, 2017June 24, 2017 by Dhiirane

Warar madax banaan oo ay ka helayso Warbaahinta PUNTLAND POST deegaano ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegaya dagaal khasaare dhaliyay… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo lagu soo dhaweeyay Garowe

Posted on June 23, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu dhaweeyay magaalada Garowe Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa)… Sii akhri

Puntland oo cuduro 10 sano ka hor la ciribtirey ka daaweysay Galmudug.

Posted on June 22, 2017June 22, 2017 by Dhiirane

Puntland ayaa ka daaweysay cuduro 10 sano ka hor la dabar gooyay xoolaha ay wataan qoysas kazoo hayaamay deegaano hoosyimaada… Sii akhri

Shirar uga socda Gaalkacyo Odoyaasha magaalada iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia

Posted on June 22, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula yeeshay… Sii akhri

Dalladda PUNSAA oo Garowe shir kula yeelatay Guddiga Doorashada Somalia

Posted on June 22, 2017June 22, 2017 by Dhiirane

Kulan ka dhacay xarunta hay’ada cilmi baarista Puntland ee PDRC waxaana kulanka qabashadiisa iska kaashaday dalada daneeeyaasha aan dawliga ahayn… Sii akhri

Wasiir Islow oo ka hadlay xirnaanshaha qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho.

Posted on June 20, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa ka hadlay sababta loo xiray Jidadka dhax mara qaar kamid ah xaafadaha magaalada… Sii akhri

Daawo:-PUNTLAND POST oo gorfeyn adag ku samaysay Waxbqabadka Madaxweyne Gaas

Posted on June 20, 2017 by Dhiirane

PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa dood xasaasiya oo ku saabsan gorfeynta Waxqabadka Madaxweyne Cabdiweli Gaas tan iyo intii ka dambeysay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close