Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Garowe:-Aabe dhalay 6 caruur ah oo codsi u direy Ummadda Soomaaliyeed

Sulub Maxamed Diiriye Shire waa Aabaha dhalay 6 caruur ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo, waana miskiin aan cago lahayn… Sii akhri

Posted on July 7, 2017July 7, 2017 by Dhiirane

Ciidamada PSF Puntland oo burburiyay saldhigyo Shabaab ku lahaayeen buuraha Galgala

Posted on July 7, 2017July 7, 2017 by Dhiirane

Wararka laga helayo Buuraha Galgala ayaa sheegaya in ciidamada PSF ee Puntland burburiyeen 2 saldhig oo ay buuraha silsilada Golis… Sii akhri

Taliyaha Ciidanka Kumaandoosta Puntland oo ka tacsiyeeyay dilka Ganacsade Jaxeer

Posted on July 6, 2017 by Dhiirane

Ganacsade Cabdirissaq Muuse Nuur (Jaxeer) oo kamid ahaa waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa galinkii dambe ee maanta u geeriyooday Qarax loogu… Sii akhri

Puntland oo xukuno ku riday 11 qof oo lagu eedeynayo Al-shabab iyo Daacish

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Dhiirane

Maxkamadda ciidamadda Qalabka sida ee 5ta gobol Puntland oo maanta la horkeenay 11 eedaysane oo 8 ka mid ah lagu… Sii akhri

Baashe Cabdilaahi Maxamud Aw-cusmaan oo ka tacsiyeeyay geerida Fiqi Bashiir Cabdulle

Posted on July 5, 2017 by Dhiirane

Baashi Cabdilaahi Maxamuud Aw-Cusmaan oo kamid ah Isimada Puntland wuxuu halkaan kaga tacsiyeynayaa geeridii naxdiinta lahayd ee ku timid allaha… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada DF Somalia oo tagey maanta magaalada Garowe

Posted on July 5, 2017 by Dhiirane

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo  Tacliinta sare Dawlada Federaalka ee  Somalia C/raxmaan Daahir Cismaan iyo Agaasimaha guud… Sii akhri

Gudoomiyaha Xumbeys oo soo dhaweeyay Go,aanka Xukuumada Puntland

Posted on July 4, 2017July 4, 2017 by Dhiirane

Axmed Yuusuf Cismaan oo ah Gudoomiyaha Xumbeys oo xiriir lasoo sameeyay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Puntland, Madaxda… Sii akhri

Beesha Leelkase iyo Issimadda Puntland oo shir uga furmay Garowe

Posted on July 4, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir u dhaxeeya Issimadda Puntland iyo Beesha Leelkase Tanade Daarood, Wuxuuna ku saabsan yahay… Sii akhri

Banaanbaxyo ka dhan ah Xukuumadda Puntland oo ka dhacay Gobolka Karkaar

Posted on July 3, 2017July 4, 2017 by Dhiirane

Banaanbaxyo ka dhan ah go,aan maalmo ka hor Xukuumadda Puntland ku ansixisay in Degmooyin cusub laga dhigo Buursaalax, Shaxda, Dhudhub… Sii akhri

Puntland oo xabsiga dhigtay Wariye Axmed Cali Kilwe

Posted on July 3, 2017July 3, 2017 by Dhiirane

Waxaa maalintii 2aad ku xiran magaalada Garowe Wariye Axmed Cali Kilwe oo maalintii shalay ay xabsiga u taxaabeen ciidamo uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close