Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

DAAWO Falanqeyn ku saabsan go,aankii Baarlamanka Puntland

18 bishaan July 2017 wuxuu gollaha baarlamanka PUNTLND xasaanadii kala noqday dhamaan gollaha Wasiirada si wadar ah waana markii ugu… Sii akhri

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Dhiirane

Wafti heer Qaran ah oo Garowe u tagay shir Aayaha dhalinyarada Soomaaliyeed

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta soo gaarey magaalada Garowe wafti ay hogaaminayso Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, Waxaana… Sii akhri

Wasiirka Deeganka Puntland oo tabababar u xiray Isu-duwayaasha Gobolladda iyo Degmooyinka

Posted on July 21, 2017July 21, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL Dr. Cali Cabdullahi Warsame ayaa maanta oo Jimce ah tababar usoo xiray Isuduwaayasha… Sii akhri

Maamulka Dongoroyo oo shahaado gudoonsiiyay Wasiirka Haweenka Puntland

Posted on July 20, 2017July 20, 2017 by Dhiirane

Maamulka Degmada Dongoroyo ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo furtay kalfadhiga 15aad Gollaha Deegaanka Dongoroyo

Posted on July 20, 2017July 20, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Marwo Aniiso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta furtay kalfadhiga 15aad ee… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo qalab ku wareejisay Ururka Naafada

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimha Qoyska ee Puntland Aniisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta haya,adda bisha cas ee Qadar kala… Sii akhri

Hanti dhawrka Puntland oo qafil saaray dhamaan khasnadaha Dowlada

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Dhiirane

Qoraal kazoo baxay Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Dowlada Puntland ayaa lagu xanibay dhamaan dhaq dhaqaaqa khasnadaha ama Accounada Wasaaradaha… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo Biyo-xireen cusub ka dhagax dhigtay Deegaanka Raydable

Posted on July 18, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayd samaynta Biyo-Xireeno waawayn ayaa biyo Xireen cusub… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go,aankii baarlamanku ku riday Wasiiradiisa

Posted on July 18, 2017July 18, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” ayaa aqbalay go,aankii maanta baarlamanka Puntland ku kala direy golllaha Wasiirada, wuxuuna ku… Sii akhri

DAAWO Baarlamanka oo cod aqlabiyad leh ku riday Gollaha Wasiirada Puntland

Posted on July 18, 2017 by Dhiirane

44 Mudane oo ka tirsan Gollaha Baarlamanka Puntland ayaa cod gacan taag ah xasaanada ugala noqday Gollaha Xukuumadda uu hogaamiyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close