Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Dr Faroole oo jawaab kulul ka baxshay in la furo Dastuurka PUNTLAND

Madaxweynihii horre ee Dowlada Puntland Ahna Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee dalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Faroole oo gacanta ku… Sii akhri

Posted on July 26, 2017July 26, 2017 by Dhiirane

Puntland oo abaalmarisay ardeydii u sareysay Imtixaamka shahaadiga

Posted on July 26, 2017July 26, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Dowlada Puntland ayaa maanta waxay abaalmarino gudoonsiisay 10-ka arday ee ugu sareeyey imtixaankii fasalka afraad… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Puntland oo ku shaqeynaya meel ka baxsan Gaalkacyo

Posted on July 25, 2017July 25, 2017 by Dhiirane

Guddoomiyaha Gobolka Mudug,Xasan Maxamed Khaliif ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay inuu si kumeel gaar ah xafiiskiisu ugu shaqeynayo  meel ka… Sii akhri

Ururka Lions iyo Xildhibaan Surcad oo deeq gaarsiiyay qoysas danyar ah Gobolka Nugaal

Posted on July 25, 2017 by Dhiirane

Ururka Lions Clubs iyo Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar (Surcad) ayaa deeq raashin ah oo isugu jirta gaarsiiyey Bur,Bariis iyo Saladiid… Sii akhri

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo maanta soo bandhigtay waxqabadkeeda.

Posted on July 25, 2017 by Dhiirane

Madasha Bandhiga Waxqabadka Xukuumadda Puntland oo maalintii saddexaad ka socota magaalada Garowe Caasimada Dowlada Puntland waxaa maanta waxqabadkooda kusoo bandhigay… Sii akhri

Xildhibaan Galmudug “Mareykanku wuxuu soo celin dagaalkii Galmudug iyo Puntland”

Posted on July 25, 2017July 25, 2017 by Dhiirane

Maxamed Xuseen Tahliil oo sheegay inuu ka tirsan-yahay baarlamaanka dowlad-gobolleedka Galmudug ayaa ku eedeyay dowladda Mareykanka inay dib usoo celineyso… Sii akhri

Madasha bandhiga Waxqabadka Xukuumadda Puntland oo maalintii 2aad ka socota Garowe

Posted on July 24, 2017 by Dhiirane

Waxaa maalintii labaad caasimadda Puntland Garoowe ka socota madal ay gollihii wasiiradda ee barlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen ay… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka DALARNA ee dalka Sweden oo maanta tagey Garowe

Posted on July 23, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta soo gaarey magaalada Garowe Gudoomiyaha Gobolka DALARNA ee dalka Sweden Mursal Ciise kana mid ah guddiga fulinta xisbiga… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Posted on July 23, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada… Sii akhri

Shirwaynihii afaraad ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka furmay Garowe.

Posted on July 23, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Federalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta ku daahfurtay magaalada Garowe shirwaynahan afaraad ee ka talinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close