Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Wasiirka Amniga Puntland oo maanta lagu soo dhaweeyay Garowe

Waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe Wasiirka Amniga Dowlada Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ka dib safar maalmo qaatay… Sii akhri

Posted on July 29, 2017 by Dhiirane

Garowe:-Beesha Siwaaqroon oo taageero u muujisay Wasiirka Haweenka Puntland

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Dhiirane

Shir xalay magaalada Garowe ay isugu yimaadeen Odoyaasha, Waxgaradka, Xildhibaano iyo Aqoonyahanada Beesha Siwaaqroon ayaa taageero buuxda loogu muujiyay Wasiirka… Sii akhri

Garowe oo lagu qabtay shir dhaqaale loogu uruurinayo fatahaadda Badda Caluula

Posted on July 29, 2017July 29, 2017 by Dhiirane

Markab bilo ka hor ku degay xeebaha Degmada Caluula ee Gobolka Gardafu oo loo badinayo inuu waday waxyaabo kiimico ah… Sii akhri

Wasiirka Deegaanka Puntland oo Qardho kusoo xiray Aqoon-isweydaarsi ku saabsan maaraynta daaqa

Posted on July 28, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta magaalada Qardho lagu soo gabagabeeyey Aqoon iswaydaarsi loo qabanayey waxgaradka, Odayaasha iyo Cuqaasha kaladuwan ee Puntland kaas oo… Sii akhri

GAROWE:-Camay oo xariga ka jaray Machadka Royal Institute of Business & Technology

Posted on July 28, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland. Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey), ayaa xalay oo khamiis ahayd xariga ka jaray machad… Sii akhri

Wasaaradda Deegaanka oo aqoon kororsi ugu qabatay Dooxada Dharoor Waxgarad ka yimid Gobolladda Puntland.

Posted on July 28, 2017July 28, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta deegaanka Meela-deen oo ku yaala dooxada Dharoor ee Gobolka Bari lagu qabtay aqoon iswaydaarsi ku saabsan maaraynta Daaqa… Sii akhri

Wafti Puntland oo soo gabagabeeyey booqasho taariikhiya oo ay ku tageen Caasumadda Kigali Rwanda.

Posted on July 28, 2017July 28, 2017 by Dhiirane

Agaasimimaha Guud ee Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La dagaalanka Musuqmaasuqa Dowladda Puntland Cabdiaxmaan Cali Guureeye iyo Xubno ka socda… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo biyo xireen cusub ka dhagax dhigtay Dooxada Dharoor.

Posted on July 28, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL ayaa maanta deegaanka Meela-deen oo ka tirsan Dooxada Dharoor ka dhagax dhigtay biyo-xireenkii… Sii akhri

Gen Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka digay in la furo dastuurka Puntland

Posted on July 27, 2017 by Dhiirane

Gen, Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka mid ah siyaasiyiintii Puntland wax kasoo dhisay, la taliyana usoo noqday Madaxweyne Gaas ayaa… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo xasaanada siiyey Caaqil Shuuqe

Posted on July 26, 2017 by Dhiirane

Baarlamaanka Dowladda Puntland oo wali uu usocdo Kal fadhigii 39-aad ayaa maanta cod gacantaaga  xasaanada ku siiyey Caaqil Cabdiraxmaan Diiriye… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close