Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Ururka PULPA oo tababaraya daryeelayaal caafimaad oo ka yimid Degmada Eyl

Ururka Xirfadlayaasha Xanaanada Xoolaha ee Puntland ayaa tababar u qabtay daryeelayaal caafimaad oo ka yimid Degmada Eyl waxaana la siinayaa… Sii akhri

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Dhiirane

DAAWO:- Wasiirka Maaliyadda Puntland oo maanta tagey difaaca Gobolka Sool.

Posted on August 18, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Caarshe ayaa maanta oo jimce ahayd waqtigiisa fasaxa Ciidamada Puntland kula soo qaatay fariisimaha… Sii akhri

Daawo khidmada furashada ururada siyaasada Puntland oo la dhimay

Posted on August 16, 2017 by Dhiirane

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) oo maanta warfidiyeenka  kula hadlay magaalada garoowe ayaa ku dhawaaqay inay hoos u… Sii akhri

Garowe:-KAALO NETHERLAND oo hirgalisay Maktabad iyo Madal loogu talagalay Dhalinyarada

Posted on August 16, 2017August 16, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta xariga laga jarey  dhisme cusub iyo xarun weyn oo ah Maktabad iyo Madal loogu talagalay dhalinyaradu inay uga… Sii akhri

Shirkadda Biyaha NUWACO oo $ 20,000 oo dollar ugu deeqday Airport-ka Garowe

Posted on August 16, 2017 by Dhiirane

Shirkada biyaha ee NUWACO, ayaa guddiga dhaqaale aruurinta dhismaha garoonka diyaaradaha Garowe ku wareejisay lacag dhan  $20,000, lacagtaas oo ah qoondada… Sii akhri

Garowe:-Hay,adda World Vision oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysaska naafadda.

Posted on August 16, 2017 by Dhiirane

Hay,adda World Vision ayaa maanta deeq raashin ah u qeybisay 103 qoys oo ku nool Kaamka Alla wakiil oo ay… Sii akhri

Wasiirka cusub Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo xilka la wareegay maanta

Posted on August 15, 2017 by Dhiirane

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe dhaqaaje ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada… Sii akhri

Ducaysane”Xildhibaanada Puntland waa in sida burcaddii loola dagaalamo”

Posted on August 15, 2017August 16, 2017 by Dhiirane

Agaasimihii horre ee la dagaalanka Burcad badeedka Puntland Ahna shaqsigii ugu horeeyay oo keenay fikirkii la dagaalanka Burcad badeedka Somalida… Sii akhri

Garowe oo lagu qabtay xuska todobaadka Naas-nuujinta Aduunka

Posted on August 15, 2017August 15, 2017 by Dhiirane

Munaasabad lagu maamuusayo todobaadka Naas-nuujinta Aduunka ayaa maanta 15 Augost, 2017 lagu qabtay magaalada Madaxda Puntland ee Garowe, kaasoo ay… Sii akhri

Daawo Puntland oo dhaqdhaqaaq ka dhan ah Somaliland ka bilowday Gobolka Sool

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by Dhiirane

Cutubyo ka tirsan ciidamada kumaandoosta Puntland ee DANAB ayaa u ruqaansaday deegaano ka tirsan Gobolladda Sool iyo Sanaag ka dib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close