Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Puntland:- Noloshii Miyiga oo gabaabsi ku dhaw.

Waxaa la isku raacsanyahay in Abaartii Somalia ku dhufatay ay ahayd tii ugu darnayd oo soo marta inta la xasuusto,… Sii akhri

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Dhiirane

Dowlada Jarmalka oo ka taageereyso Puntland daryeelka hooyadda iyo dhalaanka

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Cafimaadka Puntland iyo dowlada Jarmalka ayaa wada qorshe ku saabsan Cafimaadka Puntland, waxaana maanta ay isugu yimaadeen masuuliyiinta Wasaaradda… Sii akhri

17 qof oo ku dhintay deegaanka Timirshe ee Gobolka Bari

Posted on August 24, 2017August 24, 2017 by Dhiirane

Dad gaaraya 17 qof ayaa dhintay halka tiro ku dhaw 150 qof  xanuunka shuban biyoodka u liitaan ka dib markay… Sii akhri

PUNTLAND oo ku guulaysatay in biyo laga helo ceel muddo la qodayay.

Posted on August 24, 2017 by Dhiirane

Tuulada Kalabeyr oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfuray ceel riig ah oo halkaas muddo ka… Sii akhri

Nabadoono raaligalin u direy Shacabka iyo Madaxweynaha Puntland

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Dhiirane

Qaar ka mid ah Odoyaasha Gobolka Nugaal oo maanta warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garowe ayaa jawaab ka bixiyay baaq ka… Sii akhri

Jaaliyadda Jarmalka Puntland oo Toban Ton oo daawo ah la wareegtay .

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Dhiirane

Jaaliyada Qurbajoogta Puntland ee dalka Jarmalka (PDF Germany) ayaa la wareegtay dawo isugu jirta noocyada kala duwan, cadadkeedu gaarayo ilaa… Sii akhri

Dawladda Puntland oo dib u habayn iyo dib u casriyayn ku samaynaysa 11 ka mid ah hay’adaha dawladda

Posted on August 20, 2017August 22, 2017 by Dhiirane

Shir wadatashi ah oo looga arrinsanayey sidii dib u habayn iyo dib u casriyayn loogu samayn lahaa 11 hay’adood oo… Sii akhri

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo fariin adag u diray Ganacsatada.

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay oo maanta ku daahfuray magaalada Garowe waaxda tayo dhawrka wasaaradda ganacsiga… Sii akhri

Raadraaca keydka goobta loogu magac-darey dhismihii Puntland

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Dhiirane

DAREY TALO HEL waxay ahayd goob loogu magac darey sanadkii 1993-dii shirkii 1aad oo lagu hindisay dhismihii maamulka Puntland ka… Sii akhri

Dalladda Dhalinyarada Puntland oo kulan u samaysay Wasiiradda dhalinyaradda ee ku jira Xukuumadda

Posted on August 19, 2017 by Dhiirane

Dallada Dhalinyarada Puntland PYAN oo kaashanaysah Hay,ada Care ayaa xalay kulan casho sharaf ah ugu samaysay garoowe wasiiradda cusub ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close