Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Xaafadda Laanta Israac oo eedeysay Duqa magaalada Gaalkacyo

Najmo Abshir oo ka mid ah guddiga xaafadda laanta israac ee magaalada Gaalkacyo oo xiriir  lasoo samaysay xafiiska Garowe Warbaahinta… Sii akhri

Posted on September 6, 2017September 6, 2017 by Dhiirane

Nabadoon Axmed Cumar Kaatuun oo maanta lagu caleemo saarey Garowe

Posted on September 5, 2017September 5, 2017 by Dhiirane

Xafladda Caleemo-saarka Nabadoon Axmed Cumar Kaatun oo kusoo biiray duubabka dhaqanka Puntland gaar ahaan Gobolka Nugaal ayaa maanta ka dhacday… Sii akhri

Axmed Shaam oo Somalia uga qeybgalay shir looga hadlayo xiriirka shaqaalaha Afrika.

Posted on September 3, 2017September 3, 2017 by Dhiirane

Caasimada dalka Ghana magaalada ACRRA waxaa lagu soo xirey shir muddo todobaad ah uga socday Ururada Shaqaalaha dalal ku yaala… Sii akhri

Hay,adda Somali Relief Network of North America oo 100 neef oo Udxiya u bireysay qoysas danyar ah

Posted on September 3, 2017September 9, 2017 by Dhiirane

Hay,adda SOMALI RELIEF NETWORK OF NORTH AMERICA oo uu madax ka yahay Dr Aadan Ciise Maxamed (Gaadaale) ayaa 400 oo… Sii akhri

4 nin oo galabta lagu dilay Xadka Degmada Buurtinle la wadaagto Gobolka Sool.

Posted on September 1, 2017September 1, 2017 by Dhiirane

Wararka PUNTLAND POST ka helayso xadka fog ee degmada Buurtinle Gobolka Nugaal la wadaagto Gobolka Sool ayaa sheegaya in galabta… Sii akhri

3 askari oo ka tirsan Puntland iyo Dad shacab ah oo maanta lagu dilay tuulada Af-urur

Posted on September 1, 2017September 1, 2017 by Dhiirane

Inta la hubo 3 Askari iyo 5 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay labo qarax oo maanta ka dhacay… Sii akhri

Muxuu Eersadey Taliyaha la dagaalanka Argagixisada Puntland?

Posted on September 1, 2017September 2, 2017 by Dhiirane

Waxaa sii xoogaysanaya hadal hayn ku saabsan khilaaf u dhaxeeya qaar ka mid ah Taliyaasha iyo Saraakiisha laamaha Amniga Puntland… Sii akhri

Puntland :-Socdaalkii dimuqraadiyeynta iyo baahinta nidaamka asxaabta badan.

Posted on August 30, 2017August 30, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Dastuurka Arimaha Faderaalka iyo Dimuqraadiyaynta Puntland ayaa kulamo bulshada loogu xog waramayo nidaamka xisbiyadda badan ku qabatay degmooyinka Dongoroyo,… Sii akhri

Somaliland iyo Khaatumo oo digniin u diray Puntland iyo Dowlada Somalia

Posted on August 27, 2017August 27, 2017 by Dhiirane

Maanta oo ay taariikhdu tahay 27 Augsto 2017 Somaliland iyo Khaatumo ayaa warbaahinta ka akhriyay heshiis ka kooban 10 qodob… Sii akhri

Shaqaalaha Dowlada Puntland oo la faray inay u tartamaan fursad waxbarasho oo dibada ah

Posted on August 27, 2017August 27, 2017 by Dhiirane

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Tacliinta sarre ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Puntland ayaa lagu wargaliyay shaqaalaha muwaadiniinta ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close