Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo maanta la shirey ururada bulshada rayidka

Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shirka la tashiga bulshada rayidka iyo daneeyaasha Puntland waxaana kasoo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan… Sii akhri

Posted on September 19, 2017September 19, 2017 by Dhiirane

Garowe:-Issimada Nugaal oo soo faragaliyay kacdoon ka dhashay wareejinta Beerta Gobolka

Posted on September 18, 2017September 18, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta dib looga rarey dhagax lagu soo daad gureeyay maalmihii u dambeeyay beerta aan weli loo magac bixin ee… Sii akhri

Dagaalka u dhexeeya Oromada iyo Somalida oo weli socda iyo dhimashada oo gaartay 50 qof

Posted on September 18, 2017September 18, 2017 by Dhiirane

Dalka Ethiopia waxaa toddobaad in ka badan ka socda dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada, kaasoo la sheegayo inuu ka… Sii akhri

Puntland oo xoriyadooda u celisay 12 qof oo ku eedeysnaa Alshabab

Posted on September 18, 2017September 18, 2017 by Dhiirane

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayaa sheegay in xoriyooda loo celiyay 12 ka mid ahaa 14 qof… Sii akhri

Degmada Dongoroyo oo laga bilaabay olole nadaafadeed oo soconaya 7 cisho

Posted on September 17, 2017September 17, 2017 by Dhiirane

Dowlada hoose ee Degmada Dongoroyo Gobolka Nugaal ayaa maanta bilowday olole lagu-la dagaalamayo bacda iyo guud ahaan qashinka daadsan hareeraha… Sii akhri

Baraaruga Dadweynaha Puntland iyo Hadal haynta Doorashada fog 2019-ka

Posted on September 16, 2017September 16, 2017 by Dhiirane

Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa rayi uruurin kooban oo ku wajahan baraaruga dadweynaha  Puntland iyo hadal haynta doorashada fog… Sii akhri

Garowe oo lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayo xal u helida Abaaraha.

Posted on September 14, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dowlada Puntland oo kaashanaysa dalladda SomRep oo ay ku bahoobeyn hay,addo ka shaqeeya kasoo… Sii akhri

Taliyaha Booliska Gobolka Bari oo sheegay inay qabteen Askari gacan ku dhiigle ah

Posted on September 13, 2017 by Dhiirane

Taliyaha Booliska Gobolka Bari C/xakiim Xuseen Yuusuf ayaa sheegay inay ku guulaysteen soo qabashada askari ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntland… Sii akhri

Shir lagu dejinayo qorshaha kasoo kabashada abaarta oo ka furmay Garowe

Posted on September 13, 2017September 13, 2017 by Dhiirane

Shir lagu dejinayo qorshe ku saabsan u adkeysiga iyo dib usoo kabashada abaarta ka dhacda deegaanada Puntland ayaa maanta ka… Sii akhri

Garowe oo laga dhagax dhigay dhismaha xarunta bangiga dhexe ee Soomaaliya

Posted on September 8, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Maaliyadda DPL, iyo Masuuliyiin ka socday DFS ayaa dhagax dhigay dhismaha Laanta Bankiga dhexe ee Soomaliya uu ku yeelanayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close