Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Daahfur maanta loo qabtay dhamaystirka dhismaha Airport-ka Garowe

Waxaa maanta la qabtay munaasabad lagu daahfuray wajigii ugu dambeeyay oo lagu dhameystiri doono dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Garowe oo… Sii akhri

Posted on October 3, 2017October 3, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo u safrey Kenya iyo Zambia

Posted on October 3, 2017October 3, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar (Camay) oo maanta ka dhoofay magaalada Garowe ayaa sheegay inuu safrayo dalalka… Sii akhri

Puntland:- Shacab deyn u sheeganaya Dowlada Federalka Somalia

Posted on September 30, 2017October 1, 2017 by Dhiirane

Ganacsato,Jaamacaddo,Warbaahin iyo Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Garowe oo maanta shir jaraa,iid qabtay ayaa dhambaal cabasho u… Sii akhri

Puntland:- Dadka la nool Fayraska HIV-ga oo samaystay Dallad

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Dhiirane

Dadka la nool Fayraska cudurka HIV-ga ee ku nool deegaanada Puntland, ayaa markii ugu horaysay samaystay dallad ay ku midaysanyihiin… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo xilka ka qaaday masuuliyiin, 2 Iskuul-na kala noqotay Aqoonsiga

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Dhiirane

Dikreeto kasoo baxday Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Puntland Prof Abshir Awyuusuf Ciise ayaa maanta xilalka looga qaaday Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka… Sii akhri

Shacabka Garowe oo ka shirey ilaalinta Nabada iyo Amniga.

Posted on September 30, 2017September 30, 2017 by Dhiirane

Kulan ay soo qabanqaabiyeen Guddiga Xaafadda Horseed oo ka mid ah 9 xaafadood ee magaalada Garowe ayaa si adag looga… Sii akhri

Garowe:-shirka horumarinta iyo qorsheynta magaalada oo soo xirmay maanta.

Posted on September 28, 2017September 28, 2017 by Dhiirane

Shirka Horumarinta iyo Qorsheynta magaalada Garowe oo socday muddo 3 maalmood ah ayaa maanta soo xirmay, waxaana ka qeybgalay dhamaan… Sii akhri

Jaaliyadda Soomaaliyeed oo beenisay wararka sheegaya in lagu xadgudbo Somalida ku dhaqan Dubai

Posted on September 28, 2017 by Dhiirane

Dalka Emaaraatka (UAE) waa dalka labaad ee Soomalida ugu badani ay ku nool yihiin wadamada caalamka, waxaana dalkan ku dhaqan… Sii akhri

Siyaasi Cabdi Qawdhan”Madaxweyne Gaasoow balantii aad qaaday Adigoo miyir qaba ha-lagaa helo”

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Dhiirane

Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaaradda Maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qowdhan) oo maanta qudbad kooban ka jeediyay munaasabad ay… Sii akhri

Dalladda MUDAN iyo Guddiga TPEC oo Garowe ku qabtay kulan ku saabsan fahamka Dimuqraadiyadda

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Dhiirane

Kulan ka dhacay magaalada Garowe oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close