Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Xarunta The City Center Youth oo dood cilmiyeed ku qabatey Garowe

Dood cilmiyeed ku saabsan dhiirigalinta dhalinyaradda iyo sidey ku gaari lahaayeen yoolkooda ayaa lagu qabtey galabta magaalada Garowe, waxaana soo… Sii akhri

Posted on November 9, 2017 by Dhiirane

Gobolka Nugaal oo xeer ilaaliye cusub yeeshay .

Posted on November 9, 2017November 9, 2017 by Dhiirane

Xeer ilaaliyaha guud ee Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqay Cabdulqaadir Axmed Cumar (Gurdux) inuu ku guulaystey jagada xeer ilaaliyaha Gobolka… Sii akhri

Kolonyadda UN-ka oo maanta labo qof ku jiirey Garowe

Posted on November 8, 2017November 8, 2017 by Dhiirane

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac  ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee Konoco ka dib markay jiireen gaari… Sii akhri

Shir ku saabsan tacadiyadda ka dhanka ah caruurta iyo haweenka oo lagu qabtey Garowe

Posted on November 8, 2017 by Dhiirane

Shir ku saabsan wada hadalada bulshadda qaybeheeda kala duwan sida laamaha aminga,gudoomiyaasha xaafadaha,barakacayaasha,wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska ayaa maanta lagu… Sii akhri

Ajaaniib kasoo talaabay Somaliland oo tagey Degmada Xaafuun

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Dhiirane

Wararka laga helayo Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa sheegaya inay halkaas shalay gaareen ku dhawaad 10 qof oo ah… Sii akhri

PDRC oo lagu abaalmariyey Xulka Kubbadda Koleyga Puntland

Posted on November 7, 2017November 7, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Ciyaaraha Puntland ayaa shahaado sharaf  loogu aqoonsadey doorkey ka qaadatey ciyaaraha iyo dhiirigalinta dhalinyarada gudoonsiisay Hay,adda Cilmi Baarista Puntland… Sii akhri

DAAWO:- Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garowe oo maraya Gabo-gabo.

Posted on November 6, 2017 by Dhiirane

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa maraya heer gabo-gabo ah, sidey u xaqiijiyeen warbaahinta PUNTLAND POST maamulka Shirkadda dhisaysa ka… Sii akhri

Garowe:- Ardey shaaciyay inuu u tartamayo hogaaminta Ardeyda Jaamacadda

Posted on November 3, 2017November 4, 2017 by Dhiirane

Cabdulaahi Cali Aadan oo ah Musharax u tartami doona Gudoomiyaha Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garowe ayaa caawa  kulan… Sii akhri

Photonews:- Dekedda Bosaso oo dib u shaqo bilowday caawa

Posted on November 2, 2017November 2, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Jubaland oo canaantay Madaxda ku shireysa Muqdisho

Posted on October 31, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Jubaland  Axmed Madoobe  ayaa khudbadii ugu kuleyd abid ka jeediyay madasha ay ku shirayaan Hogaamiyaasha Maamulladda Dalka iyo Madaxda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close