Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Baarlamanka Puntland oo maanta xasaanad siiyay Afar Wasiir.

Baarlamanka Puntland ayaa maanta codka xasaanada siiyay 4 Wasiir oo ka tirsan Gollaha Xukuumadda sida Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dib u… Sii akhri

Posted on November 19, 2017 by Dhiirane

Garowe oo lagu qabtey barnaamij loogu magac darey Aqoon iyo Is-arag.

Posted on November 18, 2017November 18, 2017 by Dhiirane

Waxaa magaalada Garowe lagu qabtey kulanka 1aad barnaamij loogu magac darey Aqoon iyo Is arag oo uu hindisay nin dhalinyaro… Sii akhri

Rabshado galinkii dambe ka bilowday magaalada Burco

Posted on November 16, 2017November 16, 2017 by Dhiirane

Taageerayaasha Xisbiga Wadani ayaa galinkii dambe ee maanta rabshado ka sameeyey magaalada Burco , waxaana la maqlayaa rasaas ka dhacaysa… Sii akhri

Hay,adda GRT oo tababar usoo xirtey qaxootiga Yemen iyo Ethiopia

Posted on November 16, 2017 by Dhiirane

Ha’yadda GRT ayaa tababar ku saabsan tacdiyadda loo gaysto dadka magangalyo doonka ee ku nool deegaanada Puntland kusooo gabagabaysay magaalada… Sii akhri

DAAWO Socdaalkii bahda PUNTLAND POST ee Sahanka Dayrta.

Posted on November 16, 2017November 18, 2017 by Dhiirane

Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane oo todobaadkii horre socdaal ku marey deegaano ka tirsan Gobolladda Mudug iyo Nugaal ayaa u… Sii akhri

Hay,adda GRT oo shir u qabatay bulshada iyo Booliska Garowe.

Posted on November 15, 2017 by Dhiirane

Hay,adda GRT ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatey shir ku saabsan isku xirka bulshadda iyo laamaha amniga, waxaana kasoo qayb… Sii akhri

Puntland oo Gobolka Cayn ku qabatey kaararka codbixinta Somaliland.

Posted on November 13, 2017 by Dhiirane

Wafti uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Puntland Axmed Ibraahim Cawaale oo gaarey Gobolka Cayn ayaa gacanta… Sii akhri

Kulan ku saabsan joojinta takoorka dadka la nool cudurka Aids-ka oo lagu qabtey Garowe

Posted on November 13, 2017 by Dhiirane

Hay’adda dowliga ah ee la dagaalanka cudurka AIDS-ka ee Puntand (PAC), ayaa maanta oo isniin ah qabatay kullan looga hadlayay… Sii akhri

Hordhaca barnaamij ku saabsan sahanka baadiyaha ee PUNTLAND POST.

Posted on November 12, 2017November 16, 2017 by Dhiirane

Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa dadweynaha usoo gudbinaysa hordhaca warbixin xiiso leh oo ku saabsan sahanka barwaaqadda dayrta ee deegaano ka… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo biyo-xireenkii 2aad ka dhisaysa G.Karkaar

Posted on November 9, 2017 by Dhiirane

Madaxda Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland oo uu wehliyo maamulka Gobolka Karkaar,Gudoomiyaha Degmada Rako raaxo, Cuqaal, iyo Waxgarad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close