Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Garowe:-HADMA oo qabatay kulan ku saabsan wadatashiga iyo ka jawaabida abaaraha

Hay’adda maareynta musiibooyinka dabiiciga ee Puntland  (HADMA) ayaa maanta Garowe ku qabatay kulan looga hadlayo wadatashiga iyo meelmarinta qorshaha ka… Sii akhri

Posted on December 11, 2017 by Dhiirane

Qoysaska ku guryo beelay dab xalay ka kacay Garowe oo loo gurmaday

Posted on December 6, 2017 by Dhiirane

Maamulka Dowladda hoose ee Garowe ayaa maanta gaarsiiyay gurmad isugu jira raashin iyo dhar qoysaska guryahoodu ku basbeeleen xalay dab… Sii akhri

Garowe oo looga dhawaaqay Golaha Walaalaynta Bulshada iyo Qabyaalad Diidka

Posted on December 2, 2017 by Dhiirane

Shirweynahaan oo ay kasoo qaybgaleen ergooyin ka kala yimid magaalooyinka Gaalkacyo, Burtinle, Buuhoodle, Laascaanood, Garoowe, Qardho, Boosaaso iyo Baran, waxaana… Sii akhri

Maalinta Aids-ka oo maanta laga xusay magaalada Garowe

Posted on December 1, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta laga xusay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe, Maalinta Caalamiga ah [1 December, 2017] ee loo asteeyay Cudurka AID-ka,… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo biyo xireeno ka dhiseysa Bari,Karkaar iyo Haylaan

Posted on December 1, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL oo kaa shanaysa Hay’adda ARC International ayaa biyo xireeno ka dhagax dhigay deegaano katirsan… Sii akhri

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo dhiirigelisay dhalinyaro u shaqeeyay dalka

Posted on November 25, 2017November 25, 2017 by Dhiirane

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa ku qabtey magaalada Garowe xaflad casho sharaf ah oo shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay  dhalinyaro la… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo soo gaba-gabeeyay hawlgal ka socday Gobolka Bari

Posted on November 23, 2017 by Dhiirane

War kasoo baxay taliska ciidanka Amniga Puntland ee (PSF) oo ay weheliyaan ciidamada Badda Puntland (PMPF) iyo ciidanka Daraawiishta Puntland… Sii akhri

Madaxda Hay,adda Socdaalka Puntland oo hawlo shaqo ka bilaabay xaruntooda.

Posted on November 23, 2017 by Dhiirane

Madaxda Hay,adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Dowladda Puntland ayaa bilaabay hawlo isugu jira Nadaafadda xarunta iyo Tababaro ku saabsan sidii loo… Sii akhri

Tartan kubadda cagta oo galabta u furmay Degmooyinka Gobolka Nugaal

Posted on November 23, 2017 by Dhiirane

Garoonka kubadda cagta Mire Awaare magaaladda Garowe ee caasimadda Dowladda Puntland ayaa maanta waxaa si toos ah uga furmay tartanka… Sii akhri

Somalia:- Dadka laaya Ugaadha oo la habaarey

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Dhiirane

Tani waa fariin warbaahinta PUNTLAND POST kasoo gudbinayso mid ka mid ah cuqaasha  Gobolka Nugaal ee ku hawlan ilaalinta deegaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close