Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

CC Sharmaake oo cambaareeyay xariga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa si xooggan u cambaareeyey xarigga loo gaystay siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur oo habeenkii… Sii akhri

Posted on December 19, 2017 by Dhiirane

11 qof oo ku dhintey dagaal beeleed ka dhacay xuduudka Sool iyo Mudug

Posted on December 19, 2017 by Dhiirane

Dagaal beeleed aad u qaraar oo khasaare baaxad leh geystay ayaa maanta ka dhacay xadka u dhaxeeya Gobolladda Sool,Mudug iyo… Sii akhri

Garowe oo u istaagtey guushii xulka Puntland uga adkaatay Banaadir

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Dhiirane

Mar qudha waxaa ka bilowday Caasimada Puntland damaashaad xamaasadeysan oo aad isleedahay dadku badankood isma ay oga waxay leeyihiin, madaama… Sii akhri

Qorshe 10 sano lagu hagayo booliska Puntland oo lagu daahfurey Garowe

Posted on December 16, 2017 by Dhiirane

Shir ku saabsan qorshaha tobanka sano soo socda lagu hagi doono ciidanka booliska Puntland ayaa maanta lagu daahfuray magalaada Garowe,waxaana… Sii akhri

Olole nadaafadeed oo ka socda maalintii 5aad Garowe

Posted on December 16, 2017 by Dhiirane

Waxaa maalintii lixaad ka socda magaalada Garowe olole nadaafadeed oo lagu wajahayo uruurinta qashinka iyo hagaajinta bilicda magaalada, waxaana iska… Sii akhri

Aabaha dhalay mid ka mid ah ciyaartooyda Puntland oo difaacay wiilkiisa

Posted on December 14, 2017December 14, 2017 by Dhiirane

Aabaha dhalay mid ka mid ah ciyaartooyda xulka Puntland ayaa cambaareeyay dad uu sheegay inay been abuur ka samaysteen wiilkiisa… Sii akhri

Kulan aan caadi ahayn oo dhexmarey PUNSAA iyo Baarlamanka Puntland

Posted on December 14, 2017 by Dhiirane

Madaxda Hay,adda Ururada aan dowliga ahayn ee PUNSAA iyo Baarlamanka Puntland waxaa maanta dhexmarey kulan ka duwan shirarkii horre, kasoo… Sii akhri

Garowe oo lagu qabtay shir lagu meel marinayo istaraatiijiyada waxbarashada xoolo dhaqatatada

Posted on December 13, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee  Puntland ayaa qabatay shir looga hadlayay anixinta gudbinta Istaraatiijyada lagu gaarsiinyo waxbarashada xoolo dhaqatatada.… Sii akhri

FALANQEYN:- Ma dhab baa isbedel ku yimid xulkii kubadda Puntland?

Posted on December 12, 2017December 12, 2017 by Dhiirane

Ka dib natiijo barbar dhac ah 3-3 oo ay galabta kala yimaadeen xulka Puntland ciyaar adag oo dhexmartey Xulka Hirshebelle,… Sii akhri

Garowe oo lagu daahfurey shirkad ka shaqeynaysa kireynta guryaha,boosaska iyo gawaarida

Posted on December 11, 2017December 12, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu qabtey magaalada Garowe munaasabad lagu daahfurey shirkad ka shaqeynaysa kireynta guryaha, boosaska iyo gawaarida oo lagu magacaabo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close