Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Shir Garowe uga furmay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo EU-da

Kulan dib u eegis loogu sameynayo 6-dii bilood ee lasoo dhaafey Mashruuca Waa Iftiin Waxbarashadu ayaa maanta ka furmay magaalada… Sii akhri

Posted on August 2, 2016 by Dhiirane

Madaxweyne Gaas oo lacag siiyey xulka kubbada cagta Puntland

Posted on August 1, 2016August 2, 2016 by Dhiirane

Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lacag abaal marin ah  gudoonsiiyay tiro ka badan 20 ciyaartoy iyo masuuliyiintooda oo ka… Sii akhri

Puntland oo caawa u dabaal dagaysa 18 sano-guuro

Posted on August 1, 2016August 1, 2016 by Dhiirane

Waxa ka socda deegaanada Puntland dabaal degyo iyo fantastiyo qeyb ka ah xuska sanad guurada 18 ee Puntland, Iyadoona caawa… Sii akhri

Guddiga Hirgalinta Doorashada Somalia oo la hadlay Saxaafadda

Posted on August 1, 2016 by Dhiirane

Gudoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federal Cumar Dhegay ayaa saxaafadda uga warbixiyay howlaha horyaala xilli muddo 19 cisho oo kaliya… Sii akhri

Wariye ku baaqay in loo gurmado Ardeyda Degmada EYL

Posted on August 1, 2016August 1, 2016 by Dhiirane

Degmada EYL ee Gobolka Nugaal waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu faca weyn dalka Somalia, Waxayna dhacdaa xeebta badweynta Hindiya,… Sii akhri

“Dhagayso” Qaban qaabada xuska 18aad ee Puntland

Posted on August 1, 2016 by Dhiirane

Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha , Dhalinyaradda iyo Sports-ka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed ayaa shacabka Puntland ugu hambalyeey sanad guurada 18aad ee… Sii akhri

Golis oo ka qeyb-qaadatay soo dhowaynta xulka kubbada P/land

Posted on August 1, 2016August 1, 2016 by Dhiirane

Shirkada isgaarsiinta Golis oo ah shirkada ugu weyn xaga isgaarsiinta Puntland iyo guud ahaan Somalia  ayaa door muhiim ah ka… Sii akhri

“DAAWO” LOOMA KALA HARIN XULKA KUBADDA PUNTLAND

Posted on August 1, 2016August 1, 2016 by Dhiirane

Madax iyo Shacab uma kala harin soo dhaweyntii 31 July 2016 Garowe loogu sameeyey dhalinyaradda xulka kubbada cagta Puntland ee… Sii akhri

Soo dhaweyn balaaran oo Garowe loogu sameeyey Xulka Kubadda Puntland

Posted on July 31, 2016July 31, 2016 by Dhiirane

Waxaa manta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe xulka kubadda cagta Puntland ka dib guushii ay kala soo noqdeen… Sii akhri

Qurba-joog lacag siisay Degmada Xaabo ee Puntland

Posted on July 30, 2016July 30, 2016 by Dhiirane

Garowe-Puntlandpost )-Afhayeenka qurba joogta Puntland Cabdirasaaq Gosol, Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Africa qeybteeda Garowe Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo Afhayeenka Madaxtooyadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close